{"id":18122,"date":"2016-02-04T13:07:52","date_gmt":"2016-02-04T13:07:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18122"},"modified":"2016-02-04T13:07:52","modified_gmt":"2016-02-04T13:07:52","slug":"madaxwaynaha-jubbaland-oo-shaaciyay-inay-dhawaan-qaadi-doonaan-hawl-gallo-ka-dhana-xarakadda-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/04\/madaxwaynaha-jubbaland-oo-shaaciyay-inay-dhawaan-qaadi-doonaan-hawl-gallo-ka-dhana-xarakadda-alshabaab\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Jubbaland Oo Shaaciyay Inay Dhawaan Qaadi Doonaan Hawl Gallo ka Dhana Xarakadda Alshabaab"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Madaxweynaha Jubbaland Ax&#8217;ed Madoobe Islaam [Axmed Madoobe] ayaa sheegay in ay isku diyaariyeen Hawl-gallo ka dhan ah Al-shabaab, kaasoo dhawaan ay ku qaadayaan deegaannada ay ka maamulaan Gobollada Jubbooyinka.<\/p>\n<div id=\"stcpDiv\">\n<div><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/hiiraan.com\/images\/2016\/Feb\/201624635901668267716927Axmed_Madoobe_Dagaal_Al_shabaab_ka_dhan_ah_660.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/div>\n<div>Axmed Madoobe ayaa intaa ku daray inay qorshahan muddo fog ka baaraan-dagayeen, isla markaana maalmaha soo aaddan la qaadi doonaan talaabooyinka Al-shabaab looga saarayo deegaanada Jubbooyinka ee ay hadda ku sugan yihiin.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>\u201cWaxaanu dhawaan qaadaynaa howl-galladii Wabiga Jubba, ciidamadeennu waa diyaarsan yihiin, qorshahanna muddo fog ayaa lasoo dajinayay,\u201d ayuu Axmed Madoobe ku yiri hadal uu warbaahinta siiyay.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Sidoo kale, madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo inay ka helaan taageero Ciidamada AMISOM, laakiinse wuxuu tilmaamay in isku tashan doonaan ciidan ahaan.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Dhawaan ayaa Waxaa Gaaray Magaalada Kismaayo Ciidammo ka socda Itoobiya; kuwaas oo qayb ka ah howlgallada Midowga Afrika ee Soomaaliya [AMISOM], balse ma sheegin madaxweynaha Jubbaland in ciidamadaas ay Hawgalladaan qayb ka noqon doonaan iyo in kale.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Ciidamada dalka Kenya oo horay ugu sugnaa Kismaayo ayaa iyagana la sheegay inay qayb ka yihiin hawl-galka, inkastoo Toddobaad ka hor ay isaga soo baxeen Saldhigyo ciidan oo ay ku lahaayeen Deegaanka Buulo-gaduud iyo Degmada Badhaadhe oo Gobolka Jubbada Hoose ka tirsan.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Inkastoo hadalka madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uusan ahayn kii u horreeyay oo uu ku sheego inay howlgallo ka dhan ah Al-shabaab ka fulin doonaan Jubbooyinka oo dhan.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Ugu dambeyn, Al-shabaab ayaa waxay Maamushaan Deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose, Inkastoo ay gabi ahaa Gobolka Jubbada Dhexe uu haatan Xarakada Al-shabaab ugu jiro gacanta.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Madaxweynaha Jubbaland Ax&#8217;ed Madoobe Islaam [Axmed Madoobe] ayaa sheegay in ay isku diyaariyeen Hawl-gallo ka dhan ah Al-shabaab, kaasoo dhawaan ay ku qaadayaan deegaannada ay ka maamulaan Gobollada Jubbooyinka. Axmed Madoobe ayaa intaa ku daray inay qorshahan muddo fog ka baaraan-dagayeen, isla markaana maalmaha soo aaddan la qaadi doonaan talaabooyinka Al-shabaab looga saarayo deegaanada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18125,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18122","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Ii","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18122","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18122"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18122\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18122"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18122"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18122"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}