{"id":18114,"date":"2016-02-04T14:03:42","date_gmt":"2016-02-04T14:03:42","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18114"},"modified":"2016-02-04T14:03:42","modified_gmt":"2016-02-04T14:03:42","slug":"agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-arrimaha-gudaha-somaliland-oo-soo-xidhay-shirkii-sanadlaha-ahaa-ee-gudiyada-nabadgalyada-degmooyinka-dalkasawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/04\/agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-arrimaha-gudaha-somaliland-oo-soo-xidhay-shirkii-sanadlaha-ahaa-ee-gudiyada-nabadgalyada-degmooyinka-dalkasawiro\/","title":{"rendered":"Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Soo Xidhay Shirkii Sanadlaha Ahaa Ee Gudiyada Nabadgalyada Degmooyinka Dalka+Sawiro"},"content":{"rendered":"<div id=\"stcpDiv\">\n<div>Arabsiyo\u00a0 News&#8212;Agaasimana Guud Ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Cabdifataax Siciid Axmed ayaa maanta \u00a0duhurnimadii \u00a0si \u00a0rasmiya usoo \u00a0xidhay \u00a0shirkii \u00a0sanadlaha ahaa \u00a0ee gudiyada nabadgalyada degmooyinka \u00a0dalka oo muddo \u00a0sadex cisho ah \u00a0ka \u00a0socday \u00a0hotel \u00a0Safari.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Shirkani \u00a0oo \u00a0furmay \u00a002\/02\/2016 ayaa \u00a0gudiyada \u00a0nabadgalyada degmooyinka dalku \u00a0 kaga faa\u2019iidaysteen \u00a0 waxyaalo badan \u00a0kaasi \u00a0oo \u00a0 todobor la xidhiidha shaqada ay \u00a0qaranka u \u00a0hayaan \u00a0iyo sidii ay \u00a0ula \u00a0shaqayn lahaayeen dawladaha hoose \u00a0lagu \u00a0siiyey \u00a0mudadii uu \u00a0shirku \u00a0socday.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Agaasimaha \u00a0Waaxda Maamulka Gobolada iyo degmooyinka ee wasaarada \u00a0arrimaha gudaha Somaliland \u00a0Maxamed Cali daalin oo \u00a0halkaasi \u00a0ka hadlay \u00a0 ayaa \u00a0gudiyada uga mahad celiyey \u00a0mudadii koobnayd ee ay \u00a0wakhtigooda usoo \u00a0hureen sidii ay u qaadan lahaayeen \u00a0tobobarkan \u00a0waxaana hadaladiisii kamid ahaa .<\/div>\n<div><\/div>\n<div>\u2018\u2019sadexdii \u00a0cisho \u00a0ee aad joogteen halkan \u00a0runtii \u00a0waydinaa sheegay inaad wax weyn ka korodhsateen oo gaar ahaan \u00a0xilka idinsaaran \u00a0ka bulsho ahaan idinka oo folantiyer ku \u00a0shaqaynaaya ta ugu muhiimsanina waxay ahayd inaynu \u00a0aragtida isku \u00a0mid ka noqono oo aynu \u00a0garano \u00a0idinku \u00a0inaad is xilqaanteen dadka aan la shaqaynaysaana kuwii aad doorateen inay \u00a0yihiin waanaynu \u00a0isla garanay \u00a0waxbadan ka dib \u00a0waxa kaloon isla garanay sidii aad u wada shaqayn lahaydeen\u201dSidaas ayuu dhahay Maxamed Cali<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Shirka ayaa \u00a0inta \u00a0badan ku qotomay \u00a0tababar masuuliyiinta degmooyinka loogu \u00a0iftiiminayo \u00a0doorka ay ku \u00a0leeyihiin \u00a0maamulka \u00a0iyo wada shaqaynta \u00a0dawladaha \u00a0hoose ay la leeyihiin.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Ugu danbayntii Agaasime Cabdifataax Siciid Axmed oo \u00a0shirkaasi \u00a0 soo \u00a0xidhay \u00a0ayaa gudiyada degmooyinka \u00a0uga mahadnaqay \u00a0sida wanaagsan ee ay \u00a0uga faa\u2019iidayteen \u00a0hanaanka \u00a0iyo \u00a0kor u qaadida \u00a0maamulka doorkooda ay ku \u00a0leeyihiin \u00a0taaso \u00a0waxban uga baxay \u00a0mudadii \u00a0yarayd ee \u00a0uu \u00a0tobabarku u \u00a0socday \u00a0waxaa hadaladiisii kamid ahaa sida tan.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>\u00a0\u201cwaxaan jecelahay inaad \u00a0ka faa\u2019iidaysaten sadexdaa cisho \u00a0waxyaalo \u00a0badan \u00a0dadkii iyo bulshadii aad ka timaadeena aad gaadhsiindoontaa isha allaah ana isha allaahu waxaad idin \u00a0balan qaadayaan in \u00a0golayaasha deegaanku idinla shaqeeyaan \u00a0wixii cabasho ahna dibbaanu \u00a0u \u00a0egi doonaa \u00a0mar walbana waynu \u00a0is xog waraysan doonaa isha allaahu \u00a0 tacaala \u00a0safar salaama \u00a0khayrbaan idiin rajaynayaa\u201dsidaas ayuu hadalkisa kusoo koobay agaasimuhu.<\/div>\n<div><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xat1\/v\/t1.0-9\/12644952_581169502031926_1450503450300520736_n.jpg?oh=16ccd67989eac12a8ed7a67377a1042e&amp;oe=57243A76\" alt=\"\" \/><\/div>\n<div><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xtf1\/v\/t1.0-9\/12662547_581169498698593_6042592406775216139_n.jpg?oh=a49099be44c622158c89c49cb22d17e2&amp;oe=57416E1E\" alt=\"\" \/><\/div>\n<div><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xat1\/v\/t1.0-9\/12670439_581169505365259_2659685166491636730_n.jpg?oh=681e0a9a8a750db119b186d7ba7817a5&amp;oe=572AC81F\" alt=\"\" \/><\/div>\n<div><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xfp1\/v\/t1.0-9\/12647548_581169545365255_5897120897215787683_n.jpg?oh=5e8b1d6493a51cb4cbb732e9e4e950bb&amp;oe=576FF74F\" alt=\"\" \/><\/div>\n<div><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xpf1\/v\/t1.0-9\/12687939_581169555365254_3234923417267951874_n.jpg?oh=74a667b3ec889fe36afbffe5d604992e&amp;oe=576F3270\" alt=\"\" \/><\/div>\n<div><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xpt1\/v\/t1.0-9\/12669444_581169558698587_1766188954392640799_n.jpg?oh=e7c30572d84188802ff70428b309e7f4&amp;oe=572CF671\" alt=\"\" \/><\/div>\n<div><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/fbcdn-sphotos-b-a.akamaihd.net\/hphotos-ak-xpf1\/v\/t1.0-9\/12670229_581169652031911_5148717984615070086_n.jpg?w=696&#038;ssl=1\" alt=\"\" \/><\/div>\n<div><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xat1\/v\/t1.0-9\/12644952_581169502031926_1450503450300520736_n.jpg?oh=16ccd67989eac12a8ed7a67377a1042e&amp;oe=57243A76\" alt=\"\" \/><\/div>\n<div><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xtf1\/v\/t1.0-9\/12662547_581169498698593_6042592406775216139_n.jpg?oh=a49099be44c622158c89c49cb22d17e2&amp;oe=57416E1E\" alt=\"\" \/><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo\u00a0 News&#8212;Agaasimana Guud Ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Cabdifataax Siciid Axmed ayaa maanta \u00a0duhurnimadii \u00a0si \u00a0rasmiya usoo \u00a0xidhay \u00a0shirkii \u00a0sanadlaha ahaa \u00a0ee gudiyada nabadgalyada degmooyinka \u00a0dalka oo muddo \u00a0sadex cisho ah \u00a0ka \u00a0socday \u00a0hotel \u00a0Safari. Shirkani \u00a0oo \u00a0furmay \u00a002\/02\/2016 ayaa \u00a0gudiyada \u00a0nabadgalyada degmooyinka dalku \u00a0 kaga faa\u2019iidaysteen \u00a0 waxyaalo badan \u00a0kaasi \u00a0oo \u00a0 todobor la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18116,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18114","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Ia","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18114","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18114"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18114\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}