{"id":1811,"date":"2014-12-17T14:29:18","date_gmt":"2014-12-17T14:29:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=1811"},"modified":"2014-12-17T14:29:18","modified_gmt":"2014-12-17T14:29:18","slug":"deg-deg-qaban-qaabada-xaflada-ku-dhawaaqista-raiisul-wasaaraha-oo-bilaabatay-iyo-wariyeyaasha-oo-loo-yeeray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/17\/deg-deg-qaban-qaabada-xaflada-ku-dhawaaqista-raiisul-wasaaraha-oo-bilaabatay-iyo-wariyeyaasha-oo-loo-yeeray\/","title":{"rendered":"Deg-Deg Qaban qaabada Xaflada ku dhawaaqista Ra\u2019iisul Wasaaraha oo bilaabatay iyo Wariyeyaasha oo loo yeeray"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/cumar-cabdirashiid1-150x150.jpeg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1812\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/cumar-cabdirashiid1-150x150.jpeg?resize=150%2C150\" alt=\"cumar-cabdirashiid1-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Qabana qaabada xaflada ku dhawaaqista Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ka bilaabatay xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya, iyadoo Wariyeyaasha warbaahinta gudaha iyo tan caalamigaba loo yeeray.<\/p>\n<p>Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada ayaa Wariyeyaasha ku casuumay galabta saacada geeska Afrika marka ay tahay 4-ta Galabnimo inay isugu yimaadaan Madaxtooyada, xilligaasoo ay bilaabaneysa xaflada magacaabista Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Warar ay heleyso Warbaahintu ayaa sheegaya inay u badan tahay in loo magacaabi doono jagada Ra\u2019iisul Wasaaraha Cumar Cabdirashiid Cali Sharma\u2019arke, kaasoo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho, kadib safar deg deg ah oo uu uga yimid dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xalay la kulmay Cumar Cabdirashiid, iyagoo ka wada hadlay qorshayaasha Xukuumada la soo dhisayo, qaabka loo soo xulayo Wasiirada, sida Baarlamaanka kalsoonida loogu heli karo.<\/p>\n<p>Waxyaabihii ay ka wada hadleen labada dhinac ayay isku afgarteen sida ay ilo wareedyo ku dhow dhow Madaxtooyada ay xaqiijiyeen.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si rasmi ah waxaa uu galabta ugu dhawaaqi doonaa Ra\u2019iisul Wasaarihii saddexdaad, tan iyo markii uu xafiiska qabtay dhamaadkii sanadkii 2012<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qabana qaabada xaflada ku dhawaaqista Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ka bilaabatay xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya, iyadoo Wariyeyaasha warbaahinta gudaha iyo tan caalamigaba loo yeeray. Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada ayaa Wariyeyaasha ku casuumay galabta saacada geeska Afrika marka ay tahay 4-ta Galabnimo inay isugu yimaadaan Madaxtooyada, xilligaasoo ay bilaabaneysa xaflada magacaabista Ra\u2019iisul Wasaaraha. Warar ay heleyso Warbaahintu ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1812,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1811","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-td","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1811","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1811"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1811\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1811"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1811"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1811"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}