{"id":18106,"date":"2016-02-03T15:00:11","date_gmt":"2016-02-03T15:00:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18106"},"modified":"2016-02-03T15:00:11","modified_gmt":"2016-02-03T15:00:11","slug":"madaxweynaha-koonfur-afrika-jacob-zuma-oo-sheegay-inuu-dib-u-celinayo-lacag-muran-dhalisay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/03\/madaxweynaha-koonfur-afrika-jacob-zuma-oo-sheegay-inuu-dib-u-celinayo-lacag-muran-dhalisay\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Koonfur Afrika JACOB ZUMA Oo Sheegay Inuu Dib U Celinayo Lacag Muran dhalisay"},"content":{"rendered":"<div id=\"stcpDiv\">\n<div>Arabsiyo News&#8212;-Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Jacob Zuma ayaa sheegay inuu dib u bixiyo lacago muran badan dhaliyay ee uu ku casriyeeyay Amniga Qasriga uu Gaarka u Leeyahay ee ku yaalla Tuulada Nkandla ee Miyiga Gobolka KwaZulu Natal ee dalka Koonfur Afrika.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Jacob Zuma ayaa ku sheegay Bayaan uu soo saaray xilli dambe oo Talaadadii shalay ahayd inuu Qorshahaan u diray diiwan-hayaha Maxkamadda Dastuuriga ah ee Waddankiisa.<\/div>\n<div><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/hiiraan.com\/images\/2016\/Feb\/201623635900860373107546Jacob_Zuma_oo_lacago_celinaya_660.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/div>\n<div><\/div>\n<div>Sidoo kale, baaritaan musuq-maasuqan oo ay hor-kacaysay dacwad-ooge, Thuli Madonsela ayaa Sannadkii 2014-kii lagu shaaciyay inuu madaxweyne Jacob Zuma si xad-dhaaf ah uga faa\u2019iidaystay lacagta Qaranka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Waxay ku eedaysay Zuma inuu ku kacay Hab-dhaqan aan Fiicnayn, iyadoo Warbixinteeda lagu ogaaday in barkad lagu dabaasho, goob digaaga lagu Xannaaneeyo, Xeryo Lo\u2019da lagu hayo iyo Masraxyo ay ka mid ahaayeen goobaha Qurxinta lagu sameeyay.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Ugu dambeyntii, Maxkamaddu waxay ku talisay inuu Madaxweynuhu dib u bixiyo qayb ka mid ah lacagaha loo isticmaalay waxyaabaha aan amaanka la xiriirin. Iyadoo Wadarta guud ee kharashka lagu casriyeeyay Ammaanka ayaa lagu qiyaasay lacag gaaraysa 10-Milyan oo Doollarka Mareykanka ah.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Jacob Zuma ayaa sheegay inuu dib u bixiyo lacago muran badan dhaliyay ee uu ku casriyeeyay Amniga Qasriga uu Gaarka u Leeyahay ee ku yaalla Tuulada Nkandla ee Miyiga Gobolka KwaZulu Natal ee dalka Koonfur Afrika. Jacob Zuma ayaa ku sheegay Bayaan uu soo saaray xilli dambe oo Talaadadii shalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18109,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18106","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4I2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18106","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18106"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18106\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18106"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18106"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18106"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}