{"id":18090,"date":"2016-02-03T14:30:08","date_gmt":"2016-02-03T14:30:08","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18090"},"modified":"2016-02-03T14:30:08","modified_gmt":"2016-02-03T14:30:08","slug":"luqada-aynu-kula-hadlayno-somaliya-waa-in-ay-ku-dheehantahay-asluubta-diblomaasiyadeed-dr-cabdi-aw-daahir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/03\/luqada-aynu-kula-hadlayno-somaliya-waa-in-ay-ku-dheehantahay-asluubta-diblomaasiyadeed-dr-cabdi-aw-daahir\/","title":{"rendered":"\u201cLuqada Aynu Kula Hadlayno Somaliya Waa In Ay Ku Dheehantahay Asluubta Diblomaasiyadeed\u201d Dr. Cabdi Aw Daahir."},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Wasiirkii Hore ee Shaqada Iyo arimaha bulshada somaliland Dr Cabdi Aw Daahir ayaa soo jeediyay in dawlada Somaliya loola dhaqmo sidii laba dal oo kala madax banaan.<\/p>\n<div id=\"stcpDiv\">\n<div><\/div>\n<div>Dr. Cabdi Aw Daahir waxaa kael oo uu tilmaamay in dawlada Somaliland ay ka go\u2019day Somaliya islamarkaana ay tahay inuu u jawaabo wasiirka arrimaha dibada Somaliland marka ay hadalo ka yimaadaan dawlada somaliya ama loo baahdo cid u jawaabta.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Hadaba Dr Cabdi Aw Daahir oo barta uu ku leeyahay aalada facebook soo dhigay qoraalkan ayaa u dhignaa sida tan.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>1)\u201cWaxaanse soo jeedin lahaa qodobadan soo socda:1. Marka ay noqoto arrimaha qadiyadda Gooni isutaaga Somaliland waa in ay noqoto mid aan gorgortan lahayn sidaynu yeelnay.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>2)In luqadda aynu kula hadlaynaa ay mawqif ahaan iyo siyaasad ahaan tahay mid adag, balse ay ku dheehantahay asluubta diblomaasiyadeed ee xidhiidhka caalamiga ah. Inaguna noqon mid firkanax ah.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>3)Bacdamaa aynu nahay laba dal oo kala madaxbanaan Xidhiidhkeena wada hadal (channel of communication ) ee Dawladda Somalia waa inuu noqdaa WASAARADDA ARRIMAHA DEBADDA oo KELIYA. Kolba heerka ay joogto Agaasime , afhayeenka Wasaaradda arrimaha debedda , amaba Wasiirka Arrimaha debedda marka loo baahdo.\u201d<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Dr Cabdi Aw Daahir Wasiirkii hore ee wasaarada shaqa iyo arimaha bulshada waxaa \u00a0kale oo uu bogaadiyey mawqifka xukuumadu ka qaadatay qadiyada Somaliland waxaana uu yidhi.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>\u201cWaxaan ku bogaadinayaa Xukuumadda ,Axsaabta iyo Shacabka Somaliland mawqifka ay iska taageen arrinka qadiyadda Somaliland, gaar ahaan Doodihii adkaa ee maalmahan dambe ina Dhexmaraayay inaga iyo dawladda dalka aynu jaarka nahay ee Somalia.\u201dsidaas ayuu hadalkiisa kusoo koobay Dr cabdi Aw Dahir.<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Wasiirkii Hore ee Shaqada Iyo arimaha bulshada somaliland Dr Cabdi Aw Daahir ayaa soo jeediyay in dawlada Somaliya loola dhaqmo sidii laba dal oo kala madax banaan. Dr. Cabdi Aw Daahir waxaa kael oo uu tilmaamay in dawlada Somaliland ay ka go\u2019day Somaliya islamarkaana ay tahay inuu u jawaabo wasiirka arrimaha dibada Somaliland marka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18091,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18090","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4HM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18090","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18090"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18090\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18090"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18090"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18090"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}