{"id":18072,"date":"2016-02-02T16:40:50","date_gmt":"2016-02-02T16:40:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18072"},"modified":"2016-02-02T16:40:50","modified_gmt":"2016-02-02T16:40:50","slug":"hargaysaciidamada-booliska-somaliland-oo-xabsiga-dhigay-ganacsade-cumar-caydiid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/02\/hargaysaciidamada-booliska-somaliland-oo-xabsiga-dhigay-ganacsade-cumar-caydiid\/","title":{"rendered":"Hargaysa:Ciidamada Booliska Somaliland oo  Xabsiga Dhigay Ganacsade Cumar Caydiid"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arabsiyonews:-<\/strong>Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Maanta\u00a0\u00a0Xabsiga Dhigay\u00a0Ganacsade Cumar Caydiid oo ah mulkilaha dhisanay Xaruuntii Hore ee Tiyaatarka Hargeysa .<\/p>\n<p>Ma jiro war rasmiya oo ka soo baxay Ciidamada Booliska Somaliland oo la xidhiidha Xadhiga Ganacsadahan iyo waxa uu geystay.<\/p>\n<p>Xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid ayaa lala xidhiidhinayaa, kadib markii uu dib u soo labtay muran ka dhashay tiyaatarkii Magaalada Hargeysa oo uu dhismihiisa waday Ganacsade Cumar Caydiid tasi oo mar ba cid ay sheegaynayso in aya sii say Xukumada Madaxweyne Siilanyo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyonews:-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Maanta\u00a0\u00a0Xabsiga Dhigay\u00a0Ganacsade Cumar Caydiid oo ah mulkilaha dhisanay Xaruuntii Hore ee Tiyaatarka Hargeysa . Ma jiro war rasmiya oo ka soo baxay Ciidamada Booliska Somaliland oo la xidhiidha Xadhiga Ganacsadahan iyo waxa uu geystay. Xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid ayaa lala xidhiidhinayaa, kadib markii uu dib u soo labtay muran ka dhashay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":358,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18072","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Hu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18072","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18072"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18072\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18072"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18072"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18072"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}