{"id":18049,"date":"2016-02-01T15:00:06","date_gmt":"2016-02-01T15:00:06","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18049"},"modified":"2016-02-01T15:00:06","modified_gmt":"2016-02-01T15:00:06","slug":"maxkamada-gobolka-maroodijeex-oo-amar-ku-bixisay-in-shirkadda-som-oil-soo-gudbiso-sharcigeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/02\/01\/maxkamada-gobolka-maroodijeex-oo-amar-ku-bixisay-in-shirkadda-som-oil-soo-gudbiso-sharcigeeda\/","title":{"rendered":"Maxkamada Gobolka MaroodiJeex oo Amar ku Bixisay in Shirkadda SOM OIL soo Gudbiso Sharcigeeda."},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Wasaaradda Ganacsiga iyo Maaligashiga Caalamiga ah ee Somaliland iyo Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ayaa soo saaray qoraaalo ay ku baadi goobayaan saamilayda Shirkad lagu magacaabo SOM OIL COMPANY oo la sheegay inay si sifo sharci daro ah dalka Somaliland in mudo ah kaga shaqaysanayeen islamarkaana ay Masuuliyiinta Shirkadani dacwad lagaleen Muwaadinka isagu leh Shirkada Samaynta Liisamada Lafta ah Somaliland.<\/p>\n<p>Shirkada SOM OIL ayaa in mudo ahba dacwadi kaga socodtay Maxkamada kadib markii ay sheegteen in ay leeyihiin mulkiyad shirkad kale oo magaceeda la yidhaahdo SOMALILAND ID CARD PUBLISHER COMPANY oo ah shirkada ku guulaysatay daabacaada Liisamada Lafta ah.<\/p>\n<p>Kadib markii uu Mulkiilaha Shirkada Somaliland Id card Publisher Company cabasho u soo gudbiyay iyo xeer been abuur ah oo ay ka barbar samaysteen xeerka rasmiga ah ee shirkadiisa ayay Wasaradu baadhitaan ay sameeyeen ku adkaatay in ay helaan sharciyada Shirkada la magac baxday SOM OIL iyo saamilaydeedaba kana diwaangashaynayn Somaliland.<\/p>\n<p>Shirkadan ayaa ah shirkad ka diiwaan gashan dalka aynu deriska nahay ee Somalia oo ay rag u dhashay Somaliland wakiil uga yihiin Somaliland ayaa si sharci daro ah u sheegtay qayb ka mid ah saami Shirkada Somaliland Id Card Publisher Company sida ku cad warqada Nootaayada ee ay keligood ka samaysteen Xafiis Nootaayo iyaga oo isku qoray 50% saami ka mid ah shirkada wadaniga ah ee SOMALILAND ID Card publisher company oo qaranka u qabata adeega daabacaada Liisamada Lafta ah.<\/p>\n<p>Kadib markii ay Dacwad madani ah ka furteen Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ayay Maxkamadu ku amartay inay u soo Gudbiyaan sharcigooda ay Dalka kaga Diiwaan gashan tahay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamaga ayaa qoraal u qortay saamilayda Shirkada oo ka codsatay inay u soo gudbiyaan Wasaarada Ganacsiga isla markaasna baadhitaan ugu jirta cida iska leh Shirkadan oo aan dalka laga aqoonsanayn.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/1.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-24245\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/1.jpg?resize=630%2C888\" alt=\"1\" width=\"630\" height=\"888\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/2.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-24246\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/2.jpg?resize=630%2C912\" alt=\"2\" width=\"630\" height=\"912\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/3.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-24247\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/3.jpg?resize=630%2C912\" alt=\"3\" width=\"630\" height=\"912\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/4.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-24248\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/4.jpg?resize=630%2C824\" alt=\"4\" width=\"630\" height=\"824\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Wasaaradda Ganacsiga iyo Maaligashiga Caalamiga ah ee Somaliland iyo Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ayaa soo saaray qoraaalo ay ku baadi goobayaan saamilayda Shirkad lagu magacaabo SOM OIL COMPANY oo la sheegay inay si sifo sharci daro ah dalka Somaliland in mudo ah kaga shaqaysanayeen islamarkaana ay Masuuliyiinta Shirkadani dacwad lagaleen Muwaadinka isagu leh Shirkada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18051,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18049","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4H7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18049","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18049"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18049\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}