{"id":18000,"date":"2016-01-31T16:56:01","date_gmt":"2016-01-31T16:56:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=18000"},"modified":"2016-01-31T16:56:01","modified_gmt":"2016-01-31T16:56:01","slug":"wasiirka-arimaha-gudaha-somaliland-cali-maxamed-warancade-oo-beeniyaay-inuu-isticmaalo-baasaboorka-dawlada-faderalka-ee-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/31\/wasiirka-arimaha-gudaha-somaliland-cali-maxamed-warancade-oo-beeniyaay-inuu-isticmaalo-baasaboorka-dawlada-faderalka-ee-somaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade oo beeniyaay inuu isticmaalo Baasaboorka Dawlada faderalka ee somaliya."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arabsiyonews:-\u00a0<\/strong>Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa beeniyaay inuu isticmaalo Baasaboorka Dawlada faderalka ee somaliya.<br \/>\nwaxanu arintaa ku sheegay waraysi uu siiyaay laanta VOA waxanu sheegay inaanu waliigii qaadan Baasaboorka Somaliya\u201d Acuudu Bilaahi Minashaydani Rajiim Waligay Matabaan\u00a0Safar aan ku safro iska daayo , Mana taaban mana qaadan waanaan necebahay Baasaboor baanu leenahay Somaliland baana la yidhaa kaasan qaataa kaasan dunida ku maraa kaasana la ii aqoon sanyahay adeer been baa laguu sheege acuudu bilahi kaa maa qaadan\u201d Sidaa waxa yidhi Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Source VOA<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyonews:-\u00a0Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa beeniyaay inuu isticmaalo Baasaboorka Dawlada faderalka ee somaliya. waxanu arintaa ku sheegay waraysi uu siiyaay laanta VOA waxanu sheegay inaanu waliigii qaadan Baasaboorka Somaliya\u201d Acuudu Bilaahi Minashaydani Rajiim Waligay Matabaan\u00a0Safar aan ku safro iska daayo , Mana taaban mana qaadan waanaan necebahay Baasaboor baanu leenahay Somaliland baana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8433,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-18000","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Gk","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18000","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18000"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18000\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18000"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18000"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18000"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}