{"id":17953,"date":"2016-01-30T14:52:32","date_gmt":"2016-01-30T14:52:32","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17953"},"modified":"2016-01-30T14:52:32","modified_gmt":"2016-01-30T14:52:32","slug":"daawo-sawirada-xukun-adag-oo-lagu-riday-dhalinyaro-soomaaliyeed-oo-kufsaday-gabar-british-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/30\/daawo-sawirada-xukun-adag-oo-lagu-riday-dhalinyaro-soomaaliyeed-oo-kufsaday-gabar-british-ah\/","title":{"rendered":"Daawo Sawirada&#8221; Xukun adag oo lagu riday Dhalinyaro Soomaaliyeed oo kufsaday Gabar British ah"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Maxkamad kutaala Magaalada Manchester ee dalka Britain , ayaa xukun adag oo xabsi ah waxa ay ku riday Sadax dhalinyaro Soomaaliyeed ah kuwaa oo lagu eedeeyay in ay kufsi u geesteen gabar u dhalatay Dalka Britain.<\/p>\n<p>Dhalinyaradan sadaxda ah ee lagu helay dambiga kufsiga ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Muxiyadiin Cismaan, Bilaal Axmed iyo Mowliid Yuusuf, waxaana dhalinyaradan loo heestaa in gabar yar oo u dhalatay dalka Britain ay ku dhax kufsadeen Hotelka lagu magacaabo The Victoria Park.<\/p>\n<p>Wiilashan Soomaaliyeed oo da&#8217;dooda lagu sheegay 20-sano jiro ayaa kufsiga geestay bishii August ee sannadkii 2013-kii, waxaana kufsiga ka sakoow lagu eedeeyay wiilashan in ay gabadha ka dhaceen moobeel ay wadatay iyo boorso ay ugu jireen alaabo kala duwan.<\/p>\n<p>Garsooraha Maxkamadda Manchester Crown Court , ayaa ugu dambeyn sadaxdan dhalinyaro waxa ay ku riday xukuno adag oo xabsi ah, maxkamada ayaana ku riday Muxiyadiin Cismaan iyo Bilaal Axmed 12-sano oo xabsi ah midkiiba halka Mowliid Yuusuf lagu xukumay 10-sano oo xabsi ah.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/manc_4.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/manc_1.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/manc_2.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/manc_3.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Maxkamad kutaala Magaalada Manchester ee dalka Britain , ayaa xukun adag oo xabsi ah waxa ay ku riday Sadax dhalinyaro Soomaaliyeed ah kuwaa oo lagu eedeeyay in ay kufsi u geesteen gabar u dhalatay Dalka Britain. Dhalinyaradan sadaxda ah ee lagu helay dambiga kufsiga ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Muxiyadiin Cismaan, Bilaal Axmed iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17954,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17953","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Fz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17953","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17953"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17953\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17953"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17953"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17953"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}