{"id":17913,"date":"2016-01-29T15:57:43","date_gmt":"2016-01-29T15:57:43","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17913"},"modified":"2016-01-29T15:57:43","modified_gmt":"2016-01-29T15:57:43","slug":"17913-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/29\/17913-2\/","title":{"rendered":"Dawlada Ingriiska oo Sheegtay Inay Indhaha Ku Haysao Diwaangalinta Codbixiyayaasha Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"content\">\n<p>London(Arabsiyo News)-Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay indhaha ku hayso diiwaangelinta cod bixiyayaasha ee Somaliland ka bilaabantay, waxaanay damaanad qaaday inay bixinayso kharashka ku baxaya kormeer madaxbanaan oo lagu hubinayo in diiwaangelnita loo maamulayo hab wax ku ool ah.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/111111111111139.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"30321\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/02\/05\/xukuumadda-us-oo-racfaan-ka-qaadatay-xukunkii-la-isku-hortaagay-amarkii-trump-ee-tarxiilka-ahaa\/_93966277_usdemo\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/93966277_usdemo.jpg?fit=660%2C371&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"660,371\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"_93966277_usdemo\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/93966277_usdemo.jpg?fit=660%2C371&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-30321\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/111111111111139-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"1111111111111\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/111111111111139.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"30321\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/02\/05\/xukuumadda-us-oo-racfaan-ka-qaadatay-xukunkii-la-isku-hortaagay-amarkii-trump-ee-tarxiilka-ahaa\/_93966277_usdemo\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/93966277_usdemo.jpg?fit=660%2C371&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"660,371\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"_93966277_usdemo\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/93966277_usdemo.jpg?fit=660%2C371&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-30321\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/111111111111139-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"1111111111111\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>stephen Doughty<\/p>\n<p>Wasiirul dawlaha wasaaradda arrimaha dibadda Ingiriiska u qaabilsan qaaradda Afrika Mr. James Duddridge, ayaa sheegay in Ingiriiska iyo Denmark ay yihiin labada wadan ee taageeray diiwaangelinta cod bixiyayaasha Somaliland. Wasiirka ayaa ka jawaabayay su\u2019aal uu xildhibaanstephen Doughty\u00a0 oo ka tirsan Baarlamaanka Ingiriisku,\u00a0 weydiiyay oo nuxurkeedu ahaa qiimaynta uu ilaa hadda Ingiriisku ku sameeyay nidaamka diiwaangelilnta iyo talaabooyinka uu Ingiriisku ku caawin karo nidaamka diiwaangelinta cod bixiyayaasha Somaliland.<\/p>\n<p>Wasiir James Duddridge, oo su\u2019aashaas ka jawaabaya ayaa yidhi \u201cIngiriiska oo kaashanaya Denmarka iyo Midowga Yurub ayaa bixinaya kharashka lagu taageerayo nidaamka diiwaangelinta ee loo adeegsanayo qalabka indhaha sawiraya, sidoo kale waxa ay bixinayaan khubarada looga baahan yahay in ay qorsheeyaan oo diyaariyaan nidaamka diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee Somaliland. Ingiriisku waxa uu bixiyey 2.18 (2 Milyan iyo 180 kun) oo lacagta Ingiriiska ah, (Waxa ay u dhigantaa 3.11 Milyan oo doolar). Hawshu waxa ay bilaabatay 16kii Jeenaweri, sidii loo qorsheeyey ayaana ay u socotaa. In ka badan 100\u2019000 (Boqol Kun) oo qof ayaa illaa hadda is diiwaangeliyey. Dowladda Ingiriisku waxa ay bixinaysaa kharashka kormeerka madaxa bannaan ee lagu hubinayo in hawsha loo maamulayo si wax-ku-ool ah, oo nabdoon, dadkuna wada heli karaan diiwaangelinta.\u201d<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; London(Arabsiyo News)-Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay indhaha ku hayso diiwaangelinta cod bixiyayaasha ee Somaliland ka bilaabantay, waxaanay damaanad qaaday inay bixinayso kharashka ku baxaya kormeer madaxbanaan oo lagu hubinayo in diiwaangelnita loo maamulayo hab wax ku ool ah. stephen Doughty Wasiirul dawlaha wasaaradda arrimaha dibadda Ingiriiska u qaabilsan qaaradda Afrika Mr. James Duddridge, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17914,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17913","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4EV","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17913","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17913"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17913\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17913"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17913"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17913"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}