{"id":17866,"date":"2016-01-28T14:01:49","date_gmt":"2016-01-28T14:01:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17866"},"modified":"2016-01-28T14:01:49","modified_gmt":"2016-01-28T14:01:49","slug":"kulan-looga-soo-horjeeday-guddoomiyaha-gobolka-hiiraan-oo-muqdisho-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/28\/kulan-looga-soo-horjeeday-guddoomiyaha-gobolka-hiiraan-oo-muqdisho-ka-dhacay\/","title":{"rendered":"Kulan looga soo horjeeday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Muqdisho ka dhacay"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Kulan Baraalan oo ay isgu Yimaadeen Waxgradka,Aqoonyahanada,Siyaasiyiinta,Dhalinyarada Beesha Baadicade ayaa si kulul loogu Canbaareeyey Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yusuf Ahmed Hagar Dabageed oo ku kacay fal ka baxsan Nidaam Dowliga,kadib markii uu isku dayey in uu Meesha ka saaro Gudoomiyaha Degmada Buulo-Burte C\/casiis Duurow.<\/p>\n<p>Gudoomiye Yuusuf Dabageed ayaa Todobaad ka hor Shir ka dhacay Muqdisho oo loogu talagalay in ay ka qeybgalaan Gudoomiyaha Degmooyinka Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe ayuu Gudoomiyihii Degmada Buulo-Burte waxa uu ku badalay Nin kale oo ka soo diray Magaalada Baladweyne,waxa ayna arintaasi keentay in si kulul ay u dhaleeceeyaan Waxgaradka Beesha Baadicade.<\/p>\n<p>Siyaasi Yuusuf Cali Faarax Maskax oo ka mid ah Siyaasiyiinta Beesha Baadicade ayaa sheegay in kulankaan oo yahay mid si gaar ah loogu Canbaareenayo Falka uu ku kacay Gudoomiye Dabageed\u201dNidaamka Dowliga Ma qabo in Gudoomiye Jira oo Xil hayo in la isku dayo in Booskiisa Dadkale si gardaro ah loogu Magacaabo,Waxaa Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Waxaa ka rabnaa in uu raaligalin Buuxdo bixiyo,Haddii uu bixin waayo waxa ay taa ka dhigantahay in Gardaro cad iyo Fowdo ka wado Gobolka\u201dayuu yiri Siyaasi Yuusuf Maskax.<\/p>\n<p>Siyaasi C\/laahi Cabdi Bariise oo ka hadlay kulankaan ayaa Sheegay in Xadlaaddani ay tahay Mid lagu Muujinayo Soo dhaweynta Gudoomiyaha Degmada Buula-Burte\u201dSharaf ayee noo tahay in Maanta aan soo dhaweeyno Gudoomiyaha Magaalada Buulo-Burte C\/casiis Duurow,Buulo-Burte waa Caasimadda Maamulka lo dhisayo Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe,Waxaa dhanka kale si Kulul u Canbaareenayaa Falka uu sameeyey Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan,Waxaa Shacabka Gobolka u sheegayaa in Yuusuf Dabageed uu galay Qalad weyn,waxa ayna dib u dhac ku tahay Gobolka,Gudoomiyaha Gobolka waxa uu Hadda ka wadaa Magaalada Buulo-Burte Falal liddi ku ah Amniga iyo Qalqalgalinta Maamulka,Waxaa ka rabnaa in Falkaan Jawaab ka soo bixiyo\u201dayuu yiri Siyaasi Bariise.<\/p>\n<p>C\/casiis Duurow Gudoomiyaha Degmada Buulo-Burte oo ka hadlay Xafladdaani ayaa sheegay\u201dAad ayaa ugu faraxsanahay Aqoonyahanada dhalinyarada,Siyaasiyiinta Xafladda soo dhaweynta ay ii sameeyeen,Waxa ay ii tahay farxad aan la soo koobi karin,Waxaa dareemayaa in aan leeyahay Aqoonyahaan kala duwan,waxaa xoojinayaa in dhalinyarada la dhiirigaliyo Hormarkoodana laga shaqeeyo\u201dayuu yiri Gudoomiye Duurow.<\/p>\n<p>Xafladdaan oo ay soo qaban qaabiyeen Aqoonyahanada,Siyaasiyiinta,Dhalinyarada Beesha Baadicadde ayaa loogu talagay Soo dhaweynta Gudoomiyaha iyo Canbaareynta Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan,waxaa si gaar ah u soo agaasimay Dadka kala ah.<\/p>\n<p>Siyaasi Yuusuf Cali Faarax (Maskax)<br \/>\nSiyaasi C\/llaahi Cabdi Bariise.<br \/>\nAqoonyahan C\/raxman Maxamed Cali (Black)<br \/>\nAqoonyahan Yuusuf Cali Madoobe.<br \/>\nAqoonyahan C.ladiif Maxamuud Xaaji Cabdi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Kulan Baraalan oo ay isgu Yimaadeen Waxgradka,Aqoonyahanada,Siyaasiyiinta,Dhalinyarada Beesha Baadicade ayaa si kulul loogu Canbaareeyey Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yusuf Ahmed Hagar Dabageed oo ku kacay fal ka baxsan Nidaam Dowliga,kadib markii uu isku dayey in uu Meesha ka saaro Gudoomiyaha Degmada Buulo-Burte C\/casiis Duurow. Gudoomiye Yuusuf Dabageed ayaa Todobaad ka hor Shir ka dhacay Muqdisho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17870,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17866","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Ea","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17866","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17866"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17866\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}