{"id":17846,"date":"2016-01-27T17:21:01","date_gmt":"2016-01-27T17:21:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17846"},"modified":"2016-01-27T17:21:01","modified_gmt":"2016-01-27T17:21:01","slug":"hargeysa-sheekh-caan-ka-ah-somaliland-oo-ka-bad-baaday-dil-loo-qorsheeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/27\/hargeysa-sheekh-caan-ka-ah-somaliland-oo-ka-bad-baaday-dil-loo-qorsheeyey\/","title":{"rendered":"HARGEYSA:- SHEEKH CAAN KA AH SOMALILAND OO KA BAD BAADAY DIL LOO QORSHEEYEY"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arabsiyonews<\/strong>:- Sheekh caan ka ah geyiga Somaliland ayaa waxaa uu ka bad baaday rasaas ay ku fureen dad ugu talo galay in ay dilaan<br \/>\n<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/carab.png\" rel=\"attachment wp-att-17847\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-17847\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/carab.png?resize=290%2C300\" alt=\"carab\" width=\"290\" height=\"300\" \/><\/a><br \/>\nSheekhan oo lagu magacaabo Maxamed Cabdi Carab ayaa sheegay in uu ka badbaaday dil qorshaysan oo u muuqda mid la soo agaasimay ka dib markii rasaastii lagu riday ey la waayeen dad hubaysan oo soo weeraray gurigiisa.<\/p>\n<p>Arrinkan ayaan dareen gaara dhaliyay,iyada oo beryihii u dambeeyey ay magaalada Hargeysa ku soo badanayeen dilalka qorshaysan ee loo gaysto ashkaas gaar ah.<\/p>\n<p>Ciidan muuqda iyo kuwa sirdoonka ayaa arinkan ku hawlan, laakiin wali ciidanku kuma guuleysan iney soo qabtaan dadkii dooneyey iney khaarijiyaan sheekhan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyonews:- Sheekh caan ka ah geyiga Somaliland ayaa waxaa uu ka bad baaday rasaas ay ku fureen dad ugu talo galay in ay dilaan Sheekhan oo lagu magacaabo Maxamed Cabdi Carab ayaa sheegay in uu ka badbaaday dil qorshaysan oo u muuqda mid la soo agaasimay ka dib markii rasaastii lagu riday ey la waayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17847,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17846","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4DQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17846","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17846"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17846\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17846"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17846"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17846"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}