{"id":17812,"date":"2016-01-26T15:04:52","date_gmt":"2016-01-26T15:04:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17812"},"modified":"2016-01-26T15:04:52","modified_gmt":"2016-01-26T15:04:52","slug":"hoos-u-dhaca-sarrifka-iyo-saamayn-laaanta-badeecadaha-iyo-quutal-daruuriga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/26\/hoos-u-dhaca-sarrifka-iyo-saamayn-laaanta-badeecadaha-iyo-quutal-daruuriga\/","title":{"rendered":"Hoos \u00a0u dhaca Sarrifka iyo Saamayn la\u2019aanta Badeecadaha iyo Quutal-daruuriga"},"content":{"rendered":"<p>Berhayanba \u00a0waxa hoos u dhac \u00a0aad u ballaadhani ku imanayey qiimaha sarrifka ee lacagta Dollarka, Arrintan ayaa walwal iyo jah-wareer ku abuurtay \u00a0dad badan oo ka tirsan bulshada\u00a0 reer Somaliland.<\/p>\n<p>Waxaan dhawaan akhristay war lagu qoray mid ka mid ah Jaraa\u2019idada maxallliga ah ee\u00a0 ka soo baxa dalka, Warkaasi wuxuu sheegayey inuu Madaxweynaha Jamhuuriyadda \u00a0Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) kaga hadlay khudbad sannadeedkii \u00a0Distooriga aheyd ee uu Sannadkan u \u00a0jeedinayey Goleyaasha Baarlamaanka, kor u kaca qiimaha Sarrifka \u00a0oo sida Warku sheegay uu\u00a0 madaxweynuhu khudbaddiisa kusoo daray inay baadhis ku samayn doonaanka Dawlad ahaan,bal inay qayb ka yihiin adeegyada( Edahab iyo Zaad) kor u kaca qiimaha Sarrifka ee\u00a0 lacagta Dollarka, \u00a0Sidoo kale, isla warkaas waxa iyana lagu sheegay inay jiraan niman Sarrif-layaal ah oo kooto(xuurto) ku haysta Sarrifka.<\/p>\n<p>Muddo yaruun Warka dabadii \u00a0waxa si-isdaba joog ah hoos ugu dhacayey oo maalinba maalinta ka dambaysa sii qiimo beelayey lacagta dollarka.Maalintii aanWarkaas ka akhriyey Jaraa\u2019idka, Sarrifku wuxuu marayey($1=7800SLSH) gacanta hore, halka gacanta danbena\u00a0 uu\u00a0 ka marayey ($1=8000SLSH), \u00a0Maanta waxay maraysaa\u00a0 gacanta\u00a0 hore ($1=6000SLSH), tan dambena ($1=6200SLSH), Taas\u00a0 macnaheedu\u00a0 waxa\u00a0 \u00a0weeyaan in qiimaha Sarrifka\u00a0 ee\u00a0 gacanta\u00a0 hore\u00a0 uu kor u kacay (76.9%) ku\u00a0\u00a0 dhawaad\u00a0\u00a0 boqolkiiba\u00a0\u00a0 todoba\u00a0\u00a0 iyo\u00a0\u00a0 todobaatan, \u00a0Tan dambe, ayaa\u00a0 iyana\u00a0 noqonaysa (77.5%), boqolkiiba todo\u00a0 iyo\u00a0 todobaan\u00a0 iyo\u00a0\u00a0 badh.<\/p>\n<p>Haddaba, marka la eego\u00a0 qiimaha\u00a0\u00a0 intaa\u00a0 le\u2019eg\u00a0 ee uu\u00a0 Sarrifku\u00a0\u00a0 hoos u dhacay, waxaad\u00a0\u00a0 dareemi\u00a0 kartaa\u00a0 inuu\u00a0\u00a0 yahay mid aan\u00a0 caadi\u00a0 aheyn.Waxaan\u00a0 aqoonsanahay, in arrintan\u00a0 qiima\u00a0 dhaca ah ee\u00a0 aan\u00a0 caadiga\u00a0 ahayni ay ka\u00a0 dhalatay\u00a0 ama ay salka\u00a0 ku\u00a0 hayso\u00a0 laba\u00a0 qodob\u00a0 oo\u00a0\u00a0 kaliya:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 1. Dareenka\u00a0\u00a0 dhashay\u00a0 hadalkii\u00a0\u00a0 Madax-weynaha\u00a0\u00a0 Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p>2.Hadal ay\u00a0 maalmahaas\u00a0\u00a0 isla\u00a0 dhexmarayeen\u00a0\u00a0 Dadweynaha\u00a0\u00a0 reer Somaliland gaara\u00a0 haan\u00a0\u00a0 reer\u00a0 Hargeisa\u00a0 oo\u00a0 ku\u00a0 saabsanaa\u00a0 Sarrifka\u00a0 iyo in Sarrifleyaasha la xidhidoono.<\/p>\n<p>Sidaa\u00a0 daraadeed, waxa \u00a0habboon in aan\u00a0 iswaydiino\u00a0 su\u2019aasha ah, maxaa\u00a0 looga danleeyahay\u00a0 hoos u\u00a0 dhaca\u00a0 Sarrifka?\u00a0 Horta,waxa markiiba\u00a0 maskaxdaada\u00a0 kusoo\u00a0 dhacaysa\u00a0 in\u00a0 aad\u00a0 heli\u00a0 doonto\u00a0 alaabjaban.Taasi\u00a0 waa run oo\u00a0 shaki\u00a0 kuma jiro, haddii\u00a0\u00a0 arrintaasi\u00a0 tahay mid dhab ah inuu\u00a0 jabayo wax kasta\u00a0 oo\u00a0 ku\u00a0 xidhan\u00a0 ama\u00a0 ku\u00a0 qiimaysan lacagta dollarka. Laakiin, \u00a0\u00a0waxa\u00a0 layaable\u00a0 innaga\u00a0 arrintaasi\u00a0\u00a0 meesha way ka maqantahay\u00a0 waayo shay kastaa\u00a0 waxa\u00a0 uu\u00a0 taaganyahay\u00a0 oo\u00a0 lagu\u00a0 iibinayaa\u00a0 qiimihiisii\u00a0 hore.Waxa la ogyahay\u00a0 maanta\u00a0 in\u00a0 aanu wax\u00a0 xidhiidh\u00a0 ahi\u00a0 ka\u00a0 dhexayn\u00a0 hoos u dhaca\u00a0 qiimaha\u00a0\u00a0 Dollarka\u00a0\u00a0 iyo\u00a0 Badeecadaha\u00a0 iyo\u00a0 cuntooyinka\u00a0\u00a0 taasina ay meesha\u00a0 kasaartay\u00a0 ujeedadii\u00a0 laga\u00a0 lahaa\u00a0 hoos\u00a0 u\u00a0 dhaca\u00a0 ama\u00a0 jabitaanka\u00a0\u00a0 Dollarka.<\/p>\n<p>Haddaba, waxaan\u00a0 leeyahay\u00a0 waa been, dhac\u00a0 iyo\u00a0 kutidhi\u00a0 ku teen iyo\u00a0 waliba sasku dhacay\u00a0 Sarrifleyaasha\u00a0 iyo\u00a0 bulshada ,\u00a0 laakiin\u00a0 maaha\u00a0 Jabis run ah. Annigoo\u00a0 ka\u00a0 duulaya\u00a0\u00a0 laba\u00a0 qodob:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 1. Alaabooyinkii\u00a0 kuqiimaysnaa\u00a0\u00a0 Dollarka\u00a0\u00a0 oo\u00a0 halkoodii\u00a0 taagan\u00a0 hadday\u00a0 maciishad\u00a0 tahay\u00a0 iyo \u00a0haddii\u00a0 kaleba<\/p>\n<p>2. Dadkii oo ka yaacaya\u00a0 lacagtii\u00a0 SLShillinka\u00a0 oo\u00a0 ku\u00a0 baddalaya\u00a0\u00a0 lacag Dollar ah illayn\u00a0 waxay\u00a0 ogyihiin inuu\u00a0 berriba halkiisii ku\u00a0 noqondoono\u00a0 ama\u00a0 ka\u00a0 sarrayn\u00a0 doono.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, arrintani\u00a0 waxay\u00a0 kordhindoontaa\u00a0 qiimaha\u00a0 Sarrifka\u00a0 ee lacagta dollarka\u00a0 iyadoo\u00a0 sababtuna ay tahay\u00a0 Dollarka\u00a0 oo suuqa\u00a0 ku yaraan doona maadaama oo nin waliba uu imika rabo inuu jabnida kafaa\u2019iidaysto oo uu\u00a0 gabbood (Hedge) ka dhigto \u00a0lacagta adag\u00a0 ee\u00a0 Doolarka (The hard Currency).<\/p>\n<p>W\/Q-Dhaqaaleyahan \u2013Xasan \u00a0Cabdi Amman\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0Golaha Wakiillada ee Gobolka Maroodi-jeex.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Email: ammaan48@outlook.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Berhayanba \u00a0waxa hoos u dhac \u00a0aad u ballaadhani ku imanayey qiimaha sarrifka ee lacagta Dollarka, Arrintan ayaa walwal iyo jah-wareer ku abuurtay \u00a0dad badan oo ka tirsan bulshada\u00a0 reer Somaliland. Waxaan dhawaan akhristay war lagu qoray mid ka mid ah Jaraa\u2019idada maxallliga ah ee\u00a0 ka soo baxa dalka, Warkaasi wuxuu sheegayey inuu Madaxweynaha Jamhuuriyadda \u00a0Somaliland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17814,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,10],"tags":[],"class_list":["post-17812","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Di","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17812","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17812"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17812\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}