{"id":17748,"date":"2016-01-24T15:26:11","date_gmt":"2016-01-24T15:26:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17748"},"modified":"2016-01-24T15:26:11","modified_gmt":"2016-01-24T15:26:11","slug":"somaliland-maxkamadda-sare-oo-dhaarisay-xildhibaan-cusub-oo-ku-soo-biiray-golaha-guurtidda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/24\/somaliland-maxkamadda-sare-oo-dhaarisay-xildhibaan-cusub-oo-ku-soo-biiray-golaha-guurtidda\/","title":{"rendered":"Somaliland: Maxkamadda Sare\u00a0 oo dhaarisay Xildhibaan Cusub oo ku Soo Biiray Golaha Guurtidda"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa, (AN )Mudane Axmed C\/llahi Cali Xuseen ayaa maanta loo dhaariyay inuu ka mid noqdo \u00a0Golaha Guurtida Somaliland.<\/p>\n<p>Sida wax lagu sheegay War-saxaafadeed\u00a0 maanta ka \u00a0soo baxay\u00a0 Maxkamadda Sare. kaas oo\u00a0 u dhigna sidan<\/p>\n<p>Ujeedo: Dhaarin Mudane<\/p>\n<p>Tixraaca sumadeedu tahay CG\/JSL\/10\/01\/2016 Ee ku taariikhaysan 23\/01\/2016,kuna saabsan buuxin xubin ka Banaanaatay Golaha guurtida ee uu noosoo qoray Gudoomiyaha Golaha Guurtida JSL.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha maxkamadda sare: waxaa uu manta oo ay taariikhdtu tahay 24\/01\/2016 ku dhaariyay mudane Axmed C\/llahi Cali Xuseen Dhaarta Ku xusan Qodobka 129 aad ee Dastuurka JSL, laga bilaabo manta oo ay taariikhdu tahay 24\/01\/2016. Saacaduna tahay 09:50 wuxuu ka mid noqonayaa Mudanayaasha Golaha Guurtidda JSL.<\/p>\n<p>ALLAA\u00a0\u00a0 \u00a0MAHAD\u00a0 \u00a0LEH.<\/p>\n<p>Prof: Aadam X. Cali Axmed<\/p>\n<p>Gudoomiyaha maxkamadda sare JSL.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa, (AN )Mudane Axmed C\/llahi Cali Xuseen ayaa maanta loo dhaariyay inuu ka mid noqdo \u00a0Golaha Guurtida Somaliland. Sida wax lagu sheegay War-saxaafadeed\u00a0 maanta ka \u00a0soo baxay\u00a0 Maxkamadda Sare. kaas oo\u00a0 u dhigna sidan Ujeedo: Dhaarin Mudane Tixraaca sumadeedu tahay CG\/JSL\/10\/01\/2016 Ee ku taariikhaysan 23\/01\/2016,kuna saabsan buuxin xubin ka Banaanaatay Golaha guurtida ee uu noosoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17750,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17748","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Cg","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17748","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17748"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17748\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}