{"id":17733,"date":"2016-01-24T14:43:34","date_gmt":"2016-01-24T14:43:34","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17733"},"modified":"2016-01-24T14:43:34","modified_gmt":"2016-01-24T14:43:34","slug":"wariye-xabsiga-loo-dhigay-maydadka-askar-kenyaati-ah-sawirradooda-uu-ku-baahiyey-facebook-ga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/24\/wariye-xabsiga-loo-dhigay-maydadka-askar-kenyaati-ah-sawirradooda-uu-ku-baahiyey-facebook-ga\/","title":{"rendered":"Wariye Xabsiga Loo Dhigay Maydadka Askar Kenyaati Ah Sawirradooda Uu Ku Baahiyey Facebook-ga"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Wariye u dhashay dalka Kenya ayaa xabsiga la dhigay, kadib markii uu baraha bulshadu ku xidhiidho uu ku daabacay maydadka sawirradii weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadday saldhig militeriga ee ciidamada dalka Kenya ay ku lahaayeen deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wariyaha ayaa lagu magacaabaa Yassin Juma,waxaana uu ku daabacay internetka sawirro muujinaya maydka askarta Kenya looga dilay deegaanka Ceel-cadde,sawirada ayaa waxaa ka mid ahaa maydadka askar badan oo Kenyaati ah oo dhulka wadhan iyo baabuur militeri oo gubanaya.<br \/>\nDawladda iyo Masuuliyiinta dalka Kenya waxay shacabka uga digeen in aanay soo daabicin sawirrada weerarkaasi oo ay sheegeen in loo arko kuwo wax u dhimaya ammaanka dalka Kenya.<br \/>\nXarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay inay weerarkaa ku dileen in ka badan 100 askari,halka dawladda Ingiriisku aanay illaa hadda wax hadal ah ka soo saarin weerarkaasi.<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Wariye u dhashay dalka Kenya ayaa xabsiga la dhigay, kadib markii uu baraha bulshadu ku xidhiidho uu ku daabacay maydadka sawirradii weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadday saldhig militeriga ee ciidamada dalka Kenya ay ku lahaayeen deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo ee Soomaaliya. Wariyaha ayaa lagu magacaabaa Yassin Juma,waxaana uu ku daabacay internetka sawirro muujinaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17742,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17733","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4C1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17733","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17733"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17733\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17733"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17733"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17733"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}