{"id":17718,"date":"2016-01-24T07:19:32","date_gmt":"2016-01-24T07:19:32","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17718"},"modified":"2016-01-24T07:19:32","modified_gmt":"2016-01-24T07:19:32","slug":"maxkamada-ku-taala-magaalada-nairobi-oo-xabsi-10-sano-ah-ku-riday-nin-aan-xuskiisu-dhamayn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/24\/maxkamada-ku-taala-magaalada-nairobi-oo-xabsi-10-sano-ah-ku-riday-nin-aan-xuskiisu-dhamayn\/","title":{"rendered":"Maxkamada Ku Taala Magaalada Nairobi Oo Xabsi 10 Sano Ah Ku Riday Nin Aan Xuskiisu Dhamayn"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Maxkamada danbiyada dalka Kenya, gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa riday xukun xabsi 10 sano ah.<\/p>\n<div id=\"stcpDiv\">\n<p>Maxkamada ayaa xukunkaasi ku riday muwaadin dalkaasi u dhashay kaasi oo ahaa nin waalan balse Booliska dalka Kenya ugu faanay inuu ka tirsan yahay Kooxda Alshabaab.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/timthumb-14.jpg?w=696\" alt=\"http:\/\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/timthumb-14.jpg\" \/><\/p>\n<p>Ninkaani waalan ayaa waxa uu Booliska u sheegay in la oran jiray Isaac Lekishon Taruru, balse markii uu la kulmay Saraakiisha Alshabaab ee ku sugan magaalo xeebeedka Mombassa ay u bixiyeen Maxamed, waxa uuna xukunkaani dhakafaar ku noqday shacabka Kenya oo la yaabay hubsasho la\u2019aanta Maxkamada oo iyadu gaartay heer dadka waalan ay xukun ku rido.<\/p>\n<p>Isaac Lekishon Taruru ayaa qabashadiisii waxyar un ka hor maagay Ciidamo Boolis ah oo wadada maraayay waxa uuna u sheegay inuu yahay Alshabaab aysan jirin cid xiri karta ama qabankarta waxaana sidaa lagu geeyay Xabsiga isaga oo hubsasho la\u2019aan lagu xakumay 10sano oo xabsi ah.<\/p>\n<p>Isaac Lekishon Taruru waxaa uu Saraakiisha Booliska u sheegay inay jiraan dagaalyahano ka tirsan Ururka Al Shabaab oo ku sugan Magaalada Narok, islamarkaana uu diyaar u yahay inuu farta ku fiiqo.<\/p>\n<p>Maxkamadda, ayaa 10 sano oo xarig ah ku riday ninkaasi, balse waxay Maxkamaddu sheegtay in muddo laba toddobaad ah uu racfaan kaga qaadan karo xukunkaasi.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, Saraakiisha Booliska Nairobi ee waaxdooda la dagaalanka argagaxisada, ayaa Maxkamadda ka hor sheegay in ninkaasi uu dib ka beeniyay warbixintii, uu markii hore siiyay siiyay Booliska Narok.<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Maxkamada danbiyada dalka Kenya, gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa riday xukun xabsi 10 sano ah. Maxkamada ayaa xukunkaasi ku riday muwaadin dalkaasi u dhashay kaasi oo ahaa nin waalan balse Booliska dalka Kenya ugu faanay inuu ka tirsan yahay Kooxda Alshabaab. Ninkaani waalan ayaa waxa uu Booliska u sheegay in la oran jiray Isaac [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17719,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17718","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4BM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17718","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17718"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17718\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17718"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17718"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17718"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}