{"id":17651,"date":"2016-01-22T15:58:26","date_gmt":"2016-01-22T15:58:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17651"},"modified":"2016-01-22T15:58:26","modified_gmt":"2016-01-22T15:58:26","slug":"somaliland-waa-in-ay-joojisa-weerarka-ay-ku-hayaan-suxufiyiinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/22\/somaliland-waa-in-ay-joojisa-weerarka-ay-ku-hayaan-suxufiyiinta\/","title":{"rendered":"Somaliland waa in ay joojisa weerarka ay ku hayaan suxufiyiinta\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News-Hay\u2019adda Difaacayaasha xuquuqal Iinsaanka ee Geeska Afrika ayaa ka hadashay dacwada lagu soo oogay maamulka Wargayska Hubsad,Guddoomiyaha Hubsad Cabdirashiid Nuur Wacays iyo Tafatiraha Wargeysa Hubsad Siciid Khadar Cabdillaahi,waxaanay hay\u2019addu Somaliland ka codsatay in laga daayo danbiyada lagu haysto labadan wariye.<\/p>\n<div id=\"attachment_24041\" class=\"wp-caption aligncenter\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/w-471x400.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-medium wp-image-24041\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/tooshnews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/w-471x400-300x255.jpg?resize=300%2C255\" alt=\"Rashiid Nuur iyo Siciid Khadar\" width=\"300\" height=\"255\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"wp-caption-text\">Rashiid Nuur iyo Siciid Khadar<\/p>\n<\/div>\n<p>Maamulka Hubsad ayaa waxa hore dacwadooda walaac uga muujisaya hay\u2019adda xuquuqal Iinsaanka Somaliland ee Human Rights Center<\/p>\n<p>Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Xarunta xuquuqal Iinsaanka Geeska Afrika oo xarunteeda tahay magaalada Uganda ayaa sheegtay in Somaliland joojiso weerarka ay warbaahinta ku hayso.<\/p>\n<p>Warkan qoraalka ah oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakada Tooshnews ayaa u dhignaa sidan:<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha ee Geeska Afrika waxay maanta soo saareen war-qoraal oo maamulayaasha Somaliland waajib uga dhigayso inay joojiyaan weerarka ay ku hayaan suxuufiyiinta iyo warbaahinta. Hay\u2019adda waxay cambaaraynaysaa dembiyada lagu haysto Cabdirashiid Nuur iyo Siciid Khadar.<\/p>\n<p>Labada wariye ayaa lagu eedeeyay qodobo hoos yimaada Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland. Dacwada dhageeysigeeda hore wuxuu dhici doonaa maalinta Sabtida ah ee 23 January.\u00a0 Agaasimaha ee Hay\u2019adda Xuquuqda Aadanaha ee Geeska Afrika Hassan Shire ayaa sheegay in dembiyada lagu haysto wariyasha farriin cad tahay inay Maamulayaasha Somaliland weerar ku hayaan warbaahinta iyo in suxufiyiinta aysan ka hadli karin war ka so horjeeda Dowladda. \u201cSomaliland waa in ay oggolaata in suxufiyinta ay shaqayaan hor istaag la\u2019aan.\u201d<\/p>\n<p>Dhamaadkii bisha October, Hubsad waxay daabacday maqaal sheegay in dawladda ay dhul fara badan ay leedahay, si sharci daran ku iibisey. Taasi ayaana aad loo rumeysan yahay sababta ka dambeysa xariga.<\/p>\n<p>30kii November 2015 Cabdirashiid, oo madax ka ah wargeyska Hubsad, iyo Siciid, tafatiraha Hubsad, ayaa saldhigga booliiska Hargeisa lagu xiray. Xarigooda ka hor, labada wariye waxay booqdeen xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud si ay ulaa socodsiiyaan magacyadaa hoggaanka cusub ee wargeyska laakiin waxaa loo diray saldhigga booliska. Amarka Xeer-ilaaliyaha Guud ka bacdi ayaa labada wariye la xiray. Bishii October, dawladda waxay joojisay wargeyska Hubsad \u2013 sababta ay sheegtayna waa in warqad laysan aysan haysan.<\/p>\n<p>Cabdirashiid iyo Siciid qareenkooda wuxuu sheegay in Hubsad ay leedahay laysan. Lahaanshaha iyo hoggaanka wargeyska waa lagu wareejiyay Cabdirashiid iyo Siciid. Dib-u-diiwaangelin ma loo baahno markii lahaanshaha iyo shaqaalaha isbedelaan.<\/p>\n<p>Labada wariye waxaa la sii daayay 3 December laakiin waxaa hadda lagu eedeeyay qodobo ka tirsan Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland (daabacid ama faafin war been ah iyo diiwaan gelin la sameeynin). Dacwadan dhageeysigeeda hore wuxuu dhici doonaa maalinta Sabtida ah ee 23 January. Haddii maxkamaddu ay gaarto go\u2019aan in wariyasha ay ku xadgudbeen sharciga, waxaa laga yaabaa in ugu yaraan labadoodu hal sano lagu xukumo ama wargeyska la xiro.<\/p>\n<p>Sannadkii 2004, Somaliland waxay so bandhigtay sharci warbaahinta. Qodobka saddexaad waa aqoonsan yahay xorriyadda saxaafadda ku xusan dastuurka. Waxaa qoran saxaafadda caburin lagulama kici karo iyo waxa reeban wax kasta oo loo qaadan karo faaf-reeb. Waxaa kale oo qoran in saxaafadda ku xad gudubta faqradaha qodobkan waxa loo raacayaa anshaxmarinta ku xusan xeer-hoosaadka anshaxa saxaafadda iyo xeerarka madaniga ee dalka ee falkoodu khuseeyo.<\/p>\n<p>Dhowr warbaahin ayaa jira oo dawladda Somaliland xirtay sababata oo ah inay dawladda ka soo horjeedaan. Bishii Abriil 2014, bolis ayaa galay Haatuf oo amar bixiyay in wargeyska la xiro si degdeg ah. Bisha May, maxkamadda gobolka waxay xukuntay in la xiro guddoomiyaha iyo tafitiraha ayagoo lagu haysto faafin war been ah iyo war dawladda ka so horjeeda. Labada wariye ugu danbeyn waa la sii daayay laakiin wargeyska weli waa xiran yahay.<\/p>\n<p><strong>Guddiga Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha ee Geeska Afrika waxay ugu baaqeysaa madaxda Somaliland in: \u2013 <\/strong><\/p>\n<p>\u2013 dembiyo lagu qabsan Cabdirashiid Nuur iyo Siciid Khadar;<\/p>\n<p>\u2013 dib loo furo wargeyska Haatuf iyo;<\/p>\n<p>\u2013 ay qaadaan tallaabooyin lagama maarmaan ah oo ay joojiyaan weerarka ay ku hayaan warbaahinta lana xushmeeyo xorriyadda hadalka iyo xuquuqda aadanaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News-Hay\u2019adda Difaacayaasha xuquuqal Iinsaanka ee Geeska Afrika ayaa ka hadashay dacwada lagu soo oogay maamulka Wargayska Hubsad,Guddoomiyaha Hubsad Cabdirashiid Nuur Wacays iyo Tafatiraha Wargeysa Hubsad Siciid Khadar Cabdillaahi,waxaanay hay\u2019addu Somaliland ka codsatay in laga daayo danbiyada lagu haysto labadan wariye. Rashiid Nuur iyo Siciid Khadar Maamulka Hubsad ayaa waxa hore dacwadooda walaac uga muujisaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17652,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17651","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4AH","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17651","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17651"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17651\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}