{"id":17630,"date":"2016-01-21T13:41:05","date_gmt":"2016-01-21T13:41:05","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17630"},"modified":"2016-01-21T13:41:05","modified_gmt":"2016-01-21T13:41:05","slug":"17630-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/21\/17630-2\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo Soo bandhigtay Gaadiid Dagaal iyo Hub badan ay ka qabsadeen Ciidanka Kenya (Daawo Sawirada)"},"content":{"rendered":"<p>ArabsiyoNews&#8211;Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Sawirada Gaadid dagaaal iyo hub aad u badan oo ay ka qabsadeen Ciidankii Kenya ay dhawaan ku weerareen Xero ay ku lahaayeen Deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Gaadiidka dagaal ay Al-Shabaab soo bandhigeen ayaa waxaa kamid ah gaadiidka gaashaaman ay inta badan wataan ciidamada AMISOM iyo gaadiid kale ay ku jiraan laandarawalo ay adeegsadaan Ciidanka Kenya.<\/p>\n<p>Waxa ay sidoo kale Al-Shabaab soo bandhigeen gacantana ku dhigeen saanad milatari oo aad u badan kuwaa oo qaarkood ku xareesnaa sanduuqyo, Al-Shabaab ayaa gubay gaadiid badan oo kamid ahaa kuwa ciidanka Kenya kuwaa oo qaarkood haleesnaa halka kuwa kalana ay waayeen furayaashooda.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/taw_1.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/taw_2.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/taw_3.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/taw_4.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/taw_5.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/taw_6.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/taw_7.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/taw_8.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ArabsiyoNews&#8211;Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Sawirada Gaadid dagaaal iyo hub aad u badan oo ay ka qabsadeen Ciidankii Kenya ay dhawaan ku weerareen Xero ay ku lahaayeen Deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Gedo. Gaadiidka dagaal ay Al-Shabaab soo bandhigeen ayaa waxaa kamid ah gaadiidka gaashaaman ay inta badan wataan ciidamada AMISOM iyo gaadiid kale ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17632,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17630","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Am","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17630","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17630"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17630\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17630"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17630"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17630"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}