{"id":17622,"date":"2016-01-21T13:28:49","date_gmt":"2016-01-21T13:28:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17622"},"modified":"2016-01-21T13:28:49","modified_gmt":"2016-01-21T13:28:49","slug":"booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-7-nin-oo-gaadhi-ka-af-duubay-jidka-u-dhaxeeya-hargeysa-iyo-berbera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/21\/booliska-oo-gacanta-ku-dhigay-7-nin-oo-gaadhi-ka-af-duubay-jidka-u-dhaxeeya-hargeysa-iyo-berbera\/","title":{"rendered":"Booliska Oo Gacanta Ku Dhigay 7 Nin Oo Gaadhi Ka Af-duubay Jidka u Dhaxeeya Hargeysa Iyo Berbera"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Taliyaha guud ee ciidamada booliska Jamhuuriyadda \u00a0Somaliland Sareeyo guuto C\/laahi Fadal Iimaan, ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen koox dabley ah oo gaadhi ka afduubay wadada u dhexeyasa magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera.<\/p>\n<p>Sareeyo guuto Fadal, ayaa \u00a0tilmaamay in ciidamada boolisku qabteen\u00a0 \u00a0toddoba qof oo\u00a0 ku eedaysan fal lagu afduubay Baabuurkaas, waxaanu \u00a0wacad ku maray in ciidammada boolisku ay\u00a0 gacan bir ah \u00a0ku qaban doonaan cid kast oo isku deyda fal nabad-gelyadda dalka wax u dhimi kara.<\/p>\n<p>\u201cSalaasadii\u00a0\u00a0 abaaro 4:30 \u00a0ayaa kooxi ay Gaadhi ku afduubeen \u00a0meel u dhaxaysa\u00a0 Hargeysa iyo Berbera, waxaanay ka duween jidkii, markiiba ciidanka Boolisku wuu ka hawl-galay, waxaana gacanta lagu hayaa 7 eedaysane iyo laba Baabuur, waxaana lagu hayaa magaaladda Go\u2019da weyn. Baabuurkan la afduubayna ciidanka Booliska ayaa imika gacanta ku haya,\u201dayuu yidhi Taliyaha ciidabka Bilayska oo shalay u warramayay laanta afsoomaaliga ee BBC-da.<\/p>\n<p>Taliyaha Bilaysku waxa uu falkan ku tilmaamay mid fool xun oo ah mid ugub ku ah Somaliland, waxaanu yidhi \u201cdableydani waxay sameeyeen\u00a0 fal fool xun oo aan hore dalka uga dhicin. Waana wax aan loo dul qaadan karin. Ninkan baabuurka laga dhacay waa nin dalka ka shaqeysanayay\u00a0 oo aan isagu waxba hore cid uga dhicin. Ciddii tallaabadan oo kale isku deydana waxaanu marinaynaa sharciga.\u201d<\/p>\n<p>Taliye Cabdilaahi Fadal oo la weydiiyay nin habeen saddexaadkii lagu dilay Hargeysa oo ka soo jeeday deegaanka Soomaalida Itoobiya, waxaanu yidhi \u00a0\u201cFal wuu dhacaa, hase yeeshee\u00a0\u00a0 \u00a0gacanta ayaanu ku haynaa, dadna baadhis ayaan ku xidhnay. baadhis ayaaanay arrintaasu ku jirtaa waxaanay ka mid tahay dhacdooyinka dhaca.\u201d<\/p>\n<p>Baabuurkan ayaa la sheegay inuu lahaa nin ka soo jeeda deegaamadda maamul goboleedka Puntland, waxaanu warku intaas ku daray in ninkii afduubayna uu tirsanayay aanooyin hore oo hanti lagaga dhacay Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Taliyaha guud ee ciidamada booliska Jamhuuriyadda \u00a0Somaliland Sareeyo guuto C\/laahi Fadal Iimaan, ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen koox dabley ah oo gaadhi ka afduubay wadada u dhexeyasa magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera. Sareeyo guuto Fadal, ayaa \u00a0tilmaamay in ciidamada boolisku qabteen\u00a0 \u00a0toddoba qof oo\u00a0 ku eedaysan fal lagu afduubay Baabuurkaas, waxaanu \u00a0wacad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17623,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17622","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4Ae","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17622","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17622"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17622\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17622"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17622"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17622"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}