{"id":17567,"date":"2016-01-19T15:46:50","date_gmt":"2016-01-19T15:46:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17567"},"modified":"2016-01-19T15:46:50","modified_gmt":"2016-01-19T15:46:50","slug":"guddoomiye-cirro-oo-burco-u-baxay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/19\/guddoomiye-cirro-oo-burco-u-baxay\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Cirro Oo Burco U Baxay"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo NewsGuddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah Ee WADDANI C\/raxmaan Maxamed C\/laahi Cirro iyo wafti culus oo uu hoggaaminayo ayaa hadda safar shaqo ugu kicitimay gobolka Tog-dheer.diyaarin<\/p>\n<p>Mr C\/raxmaan Cirro oo maanta ka soo laabta safaro shaqo oo uu ugu maqnaa dalka debadiisa ayaa isla markiiba u amba-baxay magaalada madaxda Gobolka Tog-dheer ee Burco,waxaana safarkiisa ku weheliya xildhibaan iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Xisbiga WADDANI.<\/p>\n<p>Gobolka Togdheer ayaa waxa si hab\u2019sami ah uga socota diwaangelintii cod\u2019bixiyayaasha,taas oo maalintii sabtiidi ee todobaad-kan halkaasi ka bilaamatay.waxaana hore u soo joogay masuuliyiinta sar\u2019sare ee xisbiga WADDANI.<\/p>\n<p>Guddoomiye C\/raxmaan Cirro ayaa la sheegay inta uu ku sugan yahay Gobolka Tog-dheer inuu socdaal ku soo gaalaa bixin doono soo badi deegaanada hoos yimaada gobolka Tog-dheer, halkaasi oo sida la sheegay uu soo kormeeridoono goobaha kala duwan ee ay diwaangelintu cod-bixiyayaashu ka socoto, isla markaana uu shacabka reer Tog-dheer u jeedin doono khudbad ku tacaluq\u2019da qaadashada kaadhka cod-bixinta iyo xoojinta amaanka inta ay diwaangelintu ka socoto gobolka Tog-dheer.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo NewsGuddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah Ee WADDANI C\/raxmaan Maxamed C\/laahi Cirro iyo wafti culus oo uu hoggaaminayo ayaa hadda safar shaqo ugu kicitimay gobolka Tog-dheer.diyaarin Mr C\/raxmaan Cirro oo maanta ka soo laabta safaro shaqo oo uu ugu maqnaa dalka debadiisa ayaa isla markiiba u amba-baxay magaalada madaxda Gobolka Tog-dheer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17569,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17567","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4zl","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17567","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17567"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17567\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17567"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17567"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17567"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}