{"id":17563,"date":"2016-01-19T15:43:38","date_gmt":"2016-01-19T15:43:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17563"},"modified":"2016-01-19T15:43:38","modified_gmt":"2016-01-19T15:43:38","slug":"nin-xalay-lagu-toogtay-magaalada-hargeysa-iyo-taliyaha-booliska-oo-sheegay-inay-dad-u-xidheen-dilkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/19\/nin-xalay-lagu-toogtay-magaalada-hargeysa-iyo-taliyaha-booliska-oo-sheegay-inay-dad-u-xidheen-dilkaas\/","title":{"rendered":"Nin Xalay Lagu Toogtay Magaalada Hargeysa Iyo Taliyaha Booliska Oo Sheegay Inay Dad U Xidheen Dilkaas"},"content":{"rendered":"<p>Arbsiyo News&#8212;Nin ayaa xalay lagu dilay magaalada Hargeysa, waxaana lagu toogtay rasaas.<\/p>\n<p>1<\/p>\n<p>Ninkan ayaa lagu toogtay meel dhinaca galbeed ka xigta garoonka kubadda cagta ee Hargeisa Stadium, waxaana la sheegay in lagu dhuftay rasaas uu markiiba u geeriyooday, lamana xaqiijin xalay magaciisa marka laga reebo haybtiisa guud.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland sareeye guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa Geeska Afrika u xaqiijiyay dilka ninkaas, waxaanu sheegay inay falkaas u xidheen 2 ruux, iyagoo ciidamad amaanku wada baadhis dheeraad ah, ciidamada ammaanka ayaana qaaday maydka marxuumka.<\/p>\n<p>Taliyaha Boolisku wuxuu intaas raaciyay inay dilka ninkan si faahfaahsan uga hadli doonaan marka la dhammaystiro baadhista uu Boolisku xalay bilaabay oo uu xusay inaanay ka hordhacayn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbsiyo News&#8212;Nin ayaa xalay lagu dilay magaalada Hargeysa, waxaana lagu toogtay rasaas. 1 Ninkan ayaa lagu toogtay meel dhinaca galbeed ka xigta garoonka kubadda cagta ee Hargeisa Stadium, waxaana la sheegay in lagu dhuftay rasaas uu markiiba u geeriyooday, lamana xaqiijin xalay magaciisa marka laga reebo haybtiisa guud. Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland sareeye guuto Cabdillaahi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17566,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17563","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4zh","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17563","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17563"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17563\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}