{"id":17481,"date":"2016-01-17T16:13:08","date_gmt":"2016-01-17T16:13:08","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17481"},"modified":"2016-01-17T16:13:08","modified_gmt":"2016-01-17T16:13:08","slug":"daawo-sawirada-diyaarad-siday-meydad-iyo-dhaawacyo-katirsan-ciidamada-kenya-oo-ka-dagtay-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/17\/daawo-sawirada-diyaarad-siday-meydad-iyo-dhaawacyo-katirsan-ciidamada-kenya-oo-ka-dagtay-nairobi\/","title":{"rendered":"Daawo Sawirada&#8221; Diyaarad siday Meydad iyo dhaawacyo katirsan Ciidamada Kenya oo ka dagtay Nairobi"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa sheegaya in maanta garoonka Diyaaradaha Wilson in ay ka dagtay diyaarad siday Meydadka iyo dhawacyada askar katirsan Ciidanka Kenya ee dhawaan lagu weeraray deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Masuuliyiin iyo saraakiil ciidan oo katirsan Dowlada Kenya ayaa garoonka Diyaaradaha Wilson kusoo dhaweeyay meydadka iyo dhawacyada askarta Kenyan ah ee waxyeeladu kasoo gaaray weerarkii Al-Shabaab maalintii jimcaha ku qaadeen xero Ciidan oo kutaala Deeganaka Ceel Cadde.<\/p>\n<p>Wasiirka difaaca Dalka Kenya haweeneyda lagu magacaabo Rachael Omamo, oo kamid aheed xubnihii kusoo dhaweeyay Garoonka Dhaawcayad iyo Meydadka askarta Kenya ayaa ku hanjabtay in Ciidankooda ay qaadi doonaan howlgal adag oo lagu soo bad badainayo askar kale oo wali ka maqan.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegtay Wasiirada in dowladda marka hore ay la xiriiri doonto qoysaska askarta weerarkaasi ku dhimatay, waxa ayna ka gaabsatay in ay shaaciso tirada looga dilay Ciidankooda iyo kuwa looga dhaawacay Weerarkii Ceel Cadde.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa sheegtay in Weerarkii Gedo ka dhacay ay ku Dileen in ka badan 100-askar oo katisan Ciidamada Difaaca dalka Kenya, waxa ay sidoo kale Al-Shabaab shaaciyeen n nolol ku hayaan tiro kale oo kamid ah askarta Kenya.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/wac_1.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/wac_2.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/wac_3.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/wac_4.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/wac_5.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa sheegaya in maanta garoonka Diyaaradaha Wilson in ay ka dagtay diyaarad siday Meydadka iyo dhawacyada askar katirsan Ciidanka Kenya ee dhawaan lagu weeraray deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Gedo. Masuuliyiin iyo saraakiil ciidan oo katirsan Dowlada Kenya ayaa garoonka Diyaaradaha Wilson kusoo dhaweeyay meydadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17482,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17481","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4xX","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17481","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17481"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17481\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17481"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17481"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17481"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}