{"id":17464,"date":"2016-01-17T15:47:49","date_gmt":"2016-01-17T15:47:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17464"},"modified":"2016-01-17T15:47:49","modified_gmt":"2016-01-17T15:47:49","slug":"waddani-iyo-ucid-oo-dacwad-ka-dhan-ah-xisbiga-kulmiye-u-gudbiyay-guddiga-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/17\/waddani-iyo-ucid-oo-dacwad-ka-dhan-ah-xisbiga-kulmiye-u-gudbiyay-guddiga-doorashada\/","title":{"rendered":"Waddani iyo UCID Oo Dacwad Ka Dhan Ah Xisbiga KULMIYE U Gudbiyay Guddiga Doorashada"},"content":{"rendered":"<div class=\"content\">\n<p>Burco(Arabsiyo News)-Labada Xisbi Qaran Somaliland ee Wadani Iyo Ucid ayaa U gudbiyay Gudida Komishanka Dooroshooyinka Qaranka warqad Cabasho ah oo ay kaga Cabanayaan olole ay sheegeen inuu xisbiga KULMIYE iyo xukuumadu ka wadaan gobalka togdheer.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/SEDEXDA-XUSBI-QARAN.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"30045\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/01\/29\/deg-deg-daawo-wasiirka-arrimaha-gudaha-sland-oo-sheegay-war-ku-cusub-dhagaha-dadweynaha-somaliland\/faratoonka\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/Faratoonka.jpg?fit=735%2C437&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"735,437\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;HP pc&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1485711972&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"Faratoonka\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/Faratoonka.jpg?fit=696%2C414&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-30045\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/geeska.net\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/SEDEXDA-XUSBI-QARAN-150x104.jpg?resize=150%2C104\" alt=\"SEDEXDA-XUSBI-QARAN\" width=\"150\" height=\"104\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shirjaraa\u2019id oo ay Waddani iyo UCID ku qabteen Burco, waxay guddiga anshaxa ugu baaqeen inay wax ka qabtaan ololahaas ay sheegeen in KULMIYE ku hawlanyahay \u201cWaxaanu aad iyo aad uga xunahay anagoo diiwaangelinta eegayna oo wax badan ka warwareegnay ka hadalkeeda, waxa ka socota Burco ololihii laga bilaabay ee KULMIYE iyo xukumadda oo isku duubani bilaabeen waanu u wada jeednay.\u201d sidaas waxa yidhi xoghayaha guud ee xisbiga Waddani, waxaanu intaas raaciyay \u201cWaxaanu jecelnahay xisbiga KULMIYE inuu u hogaansamo wixii uu xisbiyada iyo komishanka la saxeexday oo uu ololaha ka joojiyo Togdheer.\u201d<\/p>\n<\/div>\n<p>Source: Geeska<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burco(Arabsiyo News)-Labada Xisbi Qaran Somaliland ee Wadani Iyo Ucid ayaa U gudbiyay Gudida Komishanka Dooroshooyinka Qaranka warqad Cabasho ah oo ay kaga Cabanayaan olole ay sheegeen inuu xisbiga KULMIYE iyo xukuumadu ka wadaan gobalka togdheer. Shirjaraa\u2019id oo ay Waddani iyo UCID ku qabteen Burco, waxay guddiga anshaxa ugu baaqeen inay wax ka qabtaan ololahaas ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17465,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17464","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4xG","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17464","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17464"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17464\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17464"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17464"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17464"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}