{"id":17461,"date":"2016-01-17T15:40:32","date_gmt":"2016-01-17T15:40:32","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17461"},"modified":"2016-01-17T15:40:32","modified_gmt":"2016-01-17T15:40:32","slug":"wasaarada-arrimaha-gudaha-oo-xabsiga-dhigtay-muwaadin-damcay-inuu-marlabaad-qaato-card-ka-diwaan-galinta-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/17\/wasaarada-arrimaha-gudaha-oo-xabsiga-dhigtay-muwaadin-damcay-inuu-marlabaad-qaato-card-ka-diwaan-galinta-2\/","title":{"rendered":"Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Xabsiga Dhigtay Muwaadin Damcay Inuu Marlabaad Qaato Card-Ka Diwaan Galinta"},"content":{"rendered":"<p><ins class=\"adsbygoogle\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-client=\"ca-pub-4433370032793505\" data-ad-slot=\"8162697548\"><ins id=\"aswift_2_expand\"><ins id=\"aswift_2_anchor\">\u00a0<\/ins><\/ins><\/ins><\/p>\n<div class=\"entry entry-content\">\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/muwadin.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-50752\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/muwadin.jpg?resize=478%2C200\" alt=\"muwadin\" width=\"478\" height=\"200\" \/><\/a>Arabsiyo News&#8211;Wasraadara Arrimaha Gudaha Qaybteeda Diwaan Galinta Madaniga Ah waxa ay saaka Xabsiga U Taxaabtay Muwaadin Cabdixakiin Jaamac Maxamed Abokor oo doonayey inuu marlabaad iska diwaan galiyo Xarunta wasaarada isaga oo hore iskaga diwaan Galiyey Magaalada Burco Xarrunta Gobolka Togdheer.<\/p>\n<p>Muwaadinka Ayaa Sever-ka Diwaangalinta Madaniga ah ee Wasaaradu Soo qabtay Kadib markuu damcay inuu marlabaad qaato Card-ka oo uu magic kale ku qaadanaayey waxaana Muwaadinkan oo warbixintiisu hoos ku caday maanta loo taxaabay Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Hargaysa.<br \/>\nAmarka Xadhigan Ayaa waxaa Bixiyey Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha<\/p>\n<p>Sidaa Darteed Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Waxay uga digaysaa bulshada ku Dhaqan dalka inay laba jeer qaataan Card-ka Muwaadinka taasi oo ay kala kulmi doonaan cawaaqib Xumo kuna mutaysan doonaan Xadhig Dheer.<\/p>\n<\/div>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Arabsiyo News&#8211;Wasraadara Arrimaha Gudaha Qaybteeda Diwaan Galinta Madaniga Ah waxa ay saaka Xabsiga U Taxaabtay Muwaadin Cabdixakiin Jaamac Maxamed Abokor oo doonayey inuu marlabaad iska diwaan galiyo Xarunta wasaarada isaga oo hore iskaga diwaan Galiyey Magaalada Burco Xarrunta Gobolka Togdheer. Muwaadinka Ayaa Sever-ka Diwaangalinta Madaniga ah ee Wasaaradu Soo qabtay Kadib markuu damcay inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17462,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17461","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4xD","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_featured_media_url":"","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17461","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17461"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17461\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17461"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17461"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17461"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}