{"id":17454,"date":"2016-01-17T14:46:48","date_gmt":"2016-01-17T14:46:48","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17454"},"modified":"2016-01-17T14:46:48","modified_gmt":"2016-01-17T14:46:48","slug":"xukuumada-sland-oo-dil-qisaasa-ku-fulisay-sadex-ruux-oo-ku-eedaysnaa-dil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/17\/xukuumada-sland-oo-dil-qisaasa-ku-fulisay-sadex-ruux-oo-ku-eedaysnaa-dil\/","title":{"rendered":"Xukuumada S\/land oo dil qisaasa ku fulisay sadex ruux oo ku eedaysnaa dil"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arabsiyonews:-<\/strong>Xukuumada Somaliland ayaa Maanta Dil googasho ah ku fulisay Seddex gacan-ku-dhiigle oo Maxkamada horteedda kaga caddaatay dil ay hore u gaysteen. Seddex-da ruux ee lagu fulliyey dilka qisaasta ah ayaa kala ah: Muna Maxamed Cabdillaahi iyo wiilka ay dhashay Maxamed Axmed Cabdi oo Hargeysa ku dilay ruqiya siciid Ayaanle muddo imika laga joogo Laba Sanno ka hor,<\/p>\n<p>halka qofka sedexaad ee dilka loo gaystay uu yahay, Cabdale Xasan Maxamed oo isaguna qof shicib ah hore ugu dilay Magaalada Burco. Dilkan oo ka qabsoomay duleedka Magaalada Mandheera ayaa la fulliyey arooryadii hore ee saaka. Waxana warkan bahda warbaahinta u xaqiijiyey Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Xasan Axmed yuusuf.<\/p>\n<p>oo lahadlay idaacada BBC ayaa xaqiijiyey dilkan qisaasta ah,dhanka kale Xeer ilaaliyuhu waxa uu ganafka ku dhuftay goaankii midowga yurub ku cambaareeyey qisaasta ay fulisay dhawaan Xukuumadu.<\/p>\n<p>&#8221;S\/land waxa ubanaynaya qofkii dila qof kale in la dilo dastuurka Jamhuuriyada Somaliland iyo diinteena suuban ee Islaamka&#8221;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyonews:-Xukuumada Somaliland ayaa Maanta Dil googasho ah ku fulisay Seddex gacan-ku-dhiigle oo Maxkamada horteedda kaga caddaatay dil ay hore u gaysteen. Seddex-da ruux ee lagu fulliyey dilka qisaasta ah ayaa kala ah: Muna Maxamed Cabdillaahi iyo wiilka ay dhashay Maxamed Axmed Cabdi oo Hargeysa ku dilay ruqiya siciid Ayaanle muddo imika laga joogo Laba Sanno [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5695,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17454","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4xw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17454","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17454"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17454\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17454"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17454"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17454"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}