{"id":17440,"date":"2016-01-16T19:24:06","date_gmt":"2016-01-16T19:24:06","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17440"},"modified":"2016-01-16T19:24:06","modified_gmt":"2016-01-16T19:24:06","slug":"ganacsatada-somaliland-oo-sheegay-in-aanay-wax-alaab-ah-la-soo-degeyn-illaa-inta-la-joojinayo-cashuurta-dekedu-ku-kordhisay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/16\/ganacsatada-somaliland-oo-sheegay-in-aanay-wax-alaab-ah-la-soo-degeyn-illaa-inta-la-joojinayo-cashuurta-dekedu-ku-kordhisay\/","title":{"rendered":"Ganacsatada Somaliland oo sheegay in Aanay wax Alaab ah la Soo degeyn illaa inta la joojinayo cashuurta Dekedu ku kordhisay."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/12583717_10204988548748256_1316541094_n.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"50747\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/07\/03\/haweenay-xijaaban-oo-madaxweyne-ka-noqotay-dal-ay-muslimiinta-aad-ugu-yaryihiin\/snapshot_2564\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Snapshot_2564.png?fit=640%2C360&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"640,360\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"Snapshot_2564\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Snapshot_2564.png?fit=640%2C360&amp;ssl=1\" class=\"aligncenter size-full wp-image-50747\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/12583717_10204988548748256_1316541094_n.jpg?resize=696%2C522\" alt=\"12583717_10204988548748256_1316541094_n\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a>Arabsiyo News&#8212; Ganacsatada Somaliland ee Dekeda Berbera Alaabta kala soo dega \u00a0ayaa \u00a0Maareeyaha Dekeda Berbera ku eedeyey in uu ka dambeeyo kordhinta Cashuurta Gaarka ee Dekeda Berbera.<\/p>\n<p>Waxanay \u00a0baaq u direen Madaxweynaha Somaliland iyaga oo ka codsaday in uu soo kala dhex gallo khilaafka ka dhex jira iyaga iyo Maareeyaha Berbera.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/12583634_10204988548548251_487059162_n.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"50746\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/07\/03\/haweenay-xijaaban-oo-madaxweyne-ka-noqotay-dal-ay-muslimiinta-aad-ugu-yaryihiin\/snapshot_2565\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Snapshot_2565.png?fit=640%2C360&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"640,360\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"Snapshot_2565\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Snapshot_2565.png?fit=640%2C360&amp;ssl=1\" class=\"aligncenter size-full wp-image-50746\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/12583634_10204988548548251_487059162_n.jpg?resize=696%2C522\" alt=\"12583634_10204988548548251_487059162_n\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxa kale oo ay tilmaameen in aanay muddo labba Todobaad ah aanay wax alaab ah ka cashuurin dekeda isla markana alaabtii is dul tuulantahay Dekeda, ilaa cashuurta lagu kordhiyey laga noqonayana wax badeecad ah aanay dekeda soo dhaafinayn.<\/p>\n<p>Sidaasi waxay ku sheegen Shir Jaraa\u2019id oo ay ku qabteen Xarunta Rugta Ganacsiga ee Magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Maxamed Shukri oo ka hadlay ugu horeyn shirkaasi Jaraa\u2019id ayaa faahfaahin ka bixiyey wax yaabaha ay isku hayaan Ganacsatadu iyo Maamulka Dekeda Berberi isaga oo hoosta ka xariiqay in khilaafkaasi uu ka dhashay ka dib markii lacagtii adeega Dekeda Berbera (Serves) la kodhiyey isla markana lacag aanay ganacsatadu qaadi Karin lagu kordhiyey, waxaanu sheegay in markii ganacsatadu isla eegen oo ay rogrogeen uu maxsuulkii u soo baxay uu noqday in aanay lacagta intaasi leeg aanay qaadi Karin isla markana ay joojiyaan hawlihii ganacsiga ee ka dhexeyey iyaga iyo dekeda illaa inta cashuurtaasi laga daynayo, waxanu sheegay in aanay iyagu wax lacag ah Shacabka Somaliland ku kordhinayn markay arkeen baahiyaha iyo sixirbararka haysta, waxaanu Xukumada gaar ahaan Madaxweynaha Somaliladn ugu baaqay in uu arintaasi hoos u eego oo uu wax ka qabto.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/12583630_10204988549108265_1804980304_n.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-50745\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/12583630_10204988549108265_1804980304_n.jpg?resize=696%2C522\" alt=\"12583630_10204988549108265_1804980304_n\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u201cHaddii lacag Ganacsatada lagu kordhiyey oo awal ay Shacabka ku kordhin jireen, Imika waanu diidanay waayo waad ogtihiin dalka in uu sicar barar uu ka jiro, oo aanay dadku awoodiin in lacag lagu kordhiyo in lacag dhimo mooyaane, marka madaxweyna waxaanu ugu baaqaynaa in uu arrintaasi hoos u eego, dhawr jeer shirar aanu la lahayn Xukumada waa lanooga baxay mana garanayno sababta\u201dAyuu yidhi.<\/p>\n<p>Dhanka kale iyaguna waxa halkasi ka hadlay Saddex Ganacsade oo ku hadlayey afka ganacatada Somaliland waxaanay xukumada ugu baaqeen in arrintaasi wax ka qabto oo ay soo dhex gasho iyaga iyo Maamulka Dekeda.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/12576196_10204988549508275_1926959281_n.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-50744\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/12576196_10204988549508275_1926959281_n.jpg?resize=696%2C522\" alt=\"12576196_10204988549508275_1926959281_n\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/12570932_10204988549308270_111026741_n.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-50743\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/waaheen.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/12570932_10204988549308270_111026741_n.jpg?resize=696%2C522\" alt=\"12570932_10204988549308270_111026741_n\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a><\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212; Ganacsatada Somaliland ee Dekeda Berbera Alaabta kala soo dega \u00a0ayaa \u00a0Maareeyaha Dekeda Berbera ku eedeyey in uu ka dambeeyo kordhinta Cashuurta Gaarka ee Dekeda Berbera. Waxanay \u00a0baaq u direen Madaxweynaha Somaliland iyaga oo ka codsaday in uu soo kala dhex gallo khilaafka ka dhex jira iyaga iyo Maareeyaha Berbera. Waxa kale oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17442,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17440","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4xi","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17440","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17440"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17440\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17440"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17440"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17440"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}