{"id":17430,"date":"2016-01-16T12:03:58","date_gmt":"2016-01-16T12:03:58","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17430"},"modified":"2016-01-16T12:03:58","modified_gmt":"2016-01-16T12:03:58","slug":"wasaarada-arrimaha-gudaha-oo-xabsiga-dhigtay-muwaadin-damcay-inuu-marlabaad-qaato-card-ka-diwaan-galinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/16\/wasaarada-arrimaha-gudaha-oo-xabsiga-dhigtay-muwaadin-damcay-inuu-marlabaad-qaato-card-ka-diwaan-galinta\/","title":{"rendered":"Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Xabsiga Dhigtay\u00a0 Muwaadin\u00a0 Damcay\u00a0 Inuu\u00a0 Marlabaad\u00a0 Qaato Card-Ka Diwaan Galinta"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(Xafiiska Afayeenka)- Wasraadara Arrimaha Gudaha Qaybteeda Diwaan Galinta\u00a0 Madaniga Ah\u00a0 waxa ay\u00a0 saaka Xabsiga U Taxaabtay\u00a0 Muwaadin\u00a0 Cabdixakiin Jaamac Maxamed Abokor\u00a0 oo\u00a0 doonayey\u00a0 inuu\u00a0 marlabaad iska\u00a0 diwaan galiyo\u00a0 Xarunta wasaarada isaga oo hore \u00a0iskaga diwaan\u00a0 Galiyey\u00a0 Magaalada Burco\u00a0 Xarrunta Gobolka Togdheer.<\/p>\n<p>Muwaadinka Ayaa\u00a0 Sever-ka Diwaangalinta Madaniga ah\u00a0 ee Wasaaradu \u00a0Soo\u00a0 qabtay\u00a0 Kadib\u00a0 markuu\u00a0 damcay\u00a0 inuu\u00a0 marlabaad qaato\u00a0 Card-ka oo\u00a0 uu magic kale ku qaadanaayey \u00a0waxaana\u00a0 Muwaadinkan\u00a0 oo\u00a0 warbixintiisu\u00a0 hoos ku\u00a0 caday maanta loo\u00a0 taxaabay\u00a0 Xabsiga\u00a0 Dhexe Ee Magaalada Hargaysa.<\/p>\n<p>Amarka Xadhigan Ayaa waxaa Bixiyey Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidaa Darteed Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland\u00a0\u00a0 Waxay\u00a0 uga digaysaa bulshada\u00a0\u00a0 ku\u00a0 Dhaqan\u00a0\u00a0 dalka inay\u00a0 laba jeer\u00a0 qaataan\u00a0 Card-ka\u00a0 Muwaadinka\u00a0 taasi oo ay\u00a0 kala\u00a0 kulmi\u00a0 doonaan\u00a0 cawaaqib\u00a0 Xumo\u00a0 kuna mutaysan doonaan Xadhig Dheer.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(Xafiiska Afayeenka)- Wasraadara Arrimaha Gudaha Qaybteeda Diwaan Galinta\u00a0 Madaniga Ah\u00a0 waxa ay\u00a0 saaka Xabsiga U Taxaabtay\u00a0 Muwaadin\u00a0 Cabdixakiin Jaamac Maxamed Abokor\u00a0 oo\u00a0 doonayey\u00a0 inuu\u00a0 marlabaad iska\u00a0 diwaan galiyo\u00a0 Xarunta wasaarada isaga oo hore \u00a0iskaga diwaan\u00a0 Galiyey\u00a0 Magaalada Burco\u00a0 Xarrunta Gobolka Togdheer. Muwaadinka Ayaa\u00a0 Sever-ka Diwaangalinta Madaniga ah\u00a0 ee Wasaaradu \u00a0Soo\u00a0 qabtay\u00a0 Kadib\u00a0 markuu\u00a0 damcay\u00a0 inuu\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17431,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17430","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4x8","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17430","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17430"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17430\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17430"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17430"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17430"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}