{"id":17392,"date":"2016-01-15T14:54:37","date_gmt":"2016-01-15T14:54:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17392"},"modified":"2016-01-15T14:54:37","modified_gmt":"2016-01-15T14:54:37","slug":"nin-majaajilayste-ah-oo-loo-dhaariyay-madaxweynenimada-guatamela","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/15\/nin-majaajilayste-ah-oo-loo-dhaariyay-madaxweynenimada-guatamela\/","title":{"rendered":"Nin Majaajilayste Ah Oo Loo Dhaariyay Madaxweynenimada Guatamela"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;<\/p>\n<div class=\"newscontent\">\n<p>Nin hore dadka uga madadaalin jiray mid ka mid ah telefishanada dalka Guatamela ayaa loo dhaariyay talada wadankaasi, ka dib markii uu ku guulaystay aqlabiyada codadkii la dhiibtay doorasho dhacday bishii October ee sanadkii aynu ka soo gudubnay.<\/p>\n<p>Jimmy Morales oo jeediyay khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ayaa sheegay in uu ku dedaali doono sidii uu u soo dhisi lahaa dawlad tayo leh oo dalkaasi ka badbaadisa dhibaatooyinka la soo dersay.<a href=\"http:\/\/i2.wp.com\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/APTOPIXGuatemalaNewPresident-0ca78.jpg\" rel=\"attachment wp-att-20200\"><img decoding=\"async\" class=\"alignright size-medium wp-image-20200\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/APTOPIXGuatemalaNewPresident-0ca78.jpg?resize=300%2C200\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/APTOPIXGuatemalaNewPresident-0ca78.jpg?resize=300%2C200 300w, http:\/\/i2.wp.com\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/APTOPIXGuatemalaNewPresident-0ca78.jpg?resize=768%2C512 768w, http:\/\/i2.wp.com\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/APTOPIXGuatemalaNewPresident-0ca78.jpg?resize=1024%2C682 1024w, http:\/\/i2.wp.com\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/APTOPIXGuatemalaNewPresident-0ca78.jpg?resize=800%2C533 800w, http:\/\/i2.wp.com\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/APTOPIXGuatemalaNewPresident-0ca78.jpg?w=1484 1484w\" alt=\"APTOPIXGuatemalaNewPresident-0ca78\" data-recalc-dims=\"1\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<p>Wuxuu sheegay in uu soo dhisi doono Guatamela cusub isla markaana uu ku dedaali doono sidii uu dhulka uga soo qaadi lahaa dhaqaale yaraanta soo food saartay dalkaasi, dhinaca kalena uu halgan la geli doono musuq maasuqa baahsan ee hadheeyay dalkaasi.<\/p>\n<p>Guatamela cusub in ay dhisnaa waa muhiim, halgan adagna weynu geli, dabcan wax kastaa way inoo hagaagayaan, waxaanse doonayaa in aad iga gunudaan in waxyaabaha aynu bedelayno ay ugu horayso la dagaalanka musuqa iyo waliba sidii aynu kor ugu soo qaadi lahayn dhaqaale yaraanta dalka ku habsatay\u201d ayaa ka mid ahaa Khudbadii uu jeediyay madaxweynaha cusub ee Wadanka Guatamela Mr,. Morales.<\/p>\n<p>Bishii August ee sanadkii hore ayaa dadweynaha u dhashay dalkaasi waxa ay dhigeen dibad baxyo waaweyn oo ay kaga soo horjeedeen maamulka madaxweynihii hore ee dalkaasi Mr. Otto Perez Molina kaas oo ay xukunkiisa hadheeyeen musuq maasuq iyo laaluush qaadasho xadka dhaaftay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Desk<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211; Nin hore dadka uga madadaalin jiray mid ka mid ah telefishanada dalka Guatamela ayaa loo dhaariyay talada wadankaasi, ka dib markii uu ku guulaystay aqlabiyada codadkii la dhiibtay doorasho dhacday bishii October ee sanadkii aynu ka soo gudubnay. Jimmy Morales oo jeediyay khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ayaa sheegay in uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17396,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17392","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4ww","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17392","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17392"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17392\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17392"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17392"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17392"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}