{"id":17375,"date":"2016-01-14T16:04:10","date_gmt":"2016-01-14T16:04:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17375"},"modified":"2016-01-14T16:04:10","modified_gmt":"2016-01-14T16:04:10","slug":"ramaasnews-comindex-phpnewsra-yiga-dadweynahamaxaa-ka-jira-balanqadka-maayarka-degmada-burco-maxamed-murad-ugu-balanqaday-muse-bixi-inu-u-hayo-50-000-cod-html","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/14\/ramaasnews-comindex-phpnewsra-yiga-dadweynahamaxaa-ka-jira-balanqadka-maayarka-degmada-burco-maxamed-murad-ugu-balanqaday-muse-bixi-inu-u-hayo-50-000-cod-html\/","title":{"rendered":"Maxaa ka Jira balanqadka Maayarka Degmada Burco Maxamed Murad ugu balanqaday muse Bixi inu u hayo 50 .000 cod?&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Maayarka degmada Burco Maxamed Yuusuf (Muraad), ayaa u sheegay  Muuse Biixi uu sheegay una   ballanqaaday inuu magaalada Burco oo keliya gacanta ugu hayo konton kun oo cod.<\/p>\n<p>Waxaa u Yidhina Saddexda xisbi way tartamayaan, laakiin aniga mayar ahaan  ku haya codka iyo cida ku dooranaysaa  waa xisbigayaga KULMIYE ee murrashaxa madaxweynaha ad u  tahay Muuse Biixi Cabdi, Waxa lagu soo baxayaa tiro, tiradana anniga ku   haya mid aan been ahayn, anigoo Maxamed Muraad ah oo odaygii degmadan Burco ahi konton kun oo cod baan jeebka kugu  hayaa Muuse Biixi Cabdi, marka la faanayo waa la iga faan badan yahay, dhabta markay noqotona aniga ayuun baa la igu soo daba Faylaya.<\/p>\n<p>Haddaba Hadalka Mayarka Burco ka yidhi Muse Bixi Hortiisa ayaa ah hadalhaynta ugu badan cawa magaalada Burco waxaana dadku iswaydiinyan  codka mayar Murad haya Ee 50.000 Cod xagu ku haya yuu tirsanaya .ma reerkiisa jifida hoose oo wakhtiigi uu sharaxna  Waxaa uu ka mid yahay musharixinti goolaha deganka Burco ugu codka yara. Mayar Maxamed Murad waxuu ku soo baxay 2.123 cod waxaa ka soo baxay xisbiga Rays  .waa sigtay inu dhaco .waaxanu ka mid yahay kuwa ugu codka yar goolaha degaanka Burco. waxaa ka cod yar oo kaliya laba xubnood .halka ay 18 xildhibaan ka cod badan yihin.waaxa kale iswaydin leh reerka uu ka soo jedo oo 6 xildhibaan uga soo baxen goolaha degaanka Burco .  Xildhibaan Mubaarik Yuusuf(( Bidhi)Xildhibaan Siicid Axmed Rage .Xildhibaan Nuux Maxamed Xusen.Xildhibaan Ibraahin Jamac(Gaboobe) oo intuba ka cod badnaayen waxay la socdan isbahaysiiga Kulmiye .gaar ahaan Wasirki Hore Madaxtooyada  Xirsi Cali Xaaji Xasan oo sugayan halku reerka geyo  codka Axmed Farax maraya halka xirsi maro insha alla.<\/p>\n<p>Dhiinaca kale reer Axmed Farax ayaa racsan Xirsi marka laga rebo oo kaliya mayarka Burco Maxamed Murad iyo  oo inyar oo reerkoda wata codkisana xaga sare ku soo sheegnay. Marka codka uu muse Bixi u haya xagu yala .dadka ka falooda siyaasada ayaa qarkood leyihin waaxu uu jeda waa codka xildhibaanada goolaha degaanka oo dhan oo dadku leyihin mala waaxu isleyahay mayar ayad tahay oo codka Burco jebka kugu jira. adna muse bixi wan ku haya dheh.<\/p>\n<p>Isku soo wada dub Mayar Maxamed Murad intu leyahay Muse Bixi 50 cod ayaan ku haya isagu 2123 cod ayuu dirqi reerkisa kaga helay oo weliba maanta anu helayn intas u dirqiga ku soo baxay.<\/p>\n<p>Ugu danbaynti waaxa la sugaba waa halka Xirsi Cali Xaaji Xasan u diga rogto iyo halka codka Axmed Farax maro oo Muse Bixi ogyahay inaanu helayn codka Axmed farax  xirsi gacanta ugu jiro.<\/p>\n<p>Cali Jamac Farax<\/p>\n<p>calijamacfarax@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8211;Maayarka degmada Burco Maxamed Yuusuf (Muraad), ayaa u sheegay Muuse Biixi uu sheegay una ballanqaaday inuu magaalada Burco oo keliya gacanta ugu hayo konton kun oo cod. Waxaa u Yidhina Saddexda xisbi way tartamayaan, laakiin aniga mayar ahaan ku haya codka iyo cida ku dooranaysaa waa xisbigayaga KULMIYE ee murrashaxa madaxweynaha ad u tahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17379,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17375","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4wf","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17375","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17375"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17375\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17375"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17375"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17375"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}