{"id":17362,"date":"2016-01-13T18:24:09","date_gmt":"2016-01-13T18:24:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17362"},"modified":"2016-01-13T18:24:09","modified_gmt":"2016-01-13T18:24:09","slug":"madaxweyne-obama-oo-khudbadiisii-ugu-dambeesay-ka-hor-jeediyay-kongareeska-maraykanka-daawo-sawirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/13\/madaxweyne-obama-oo-khudbadiisii-ugu-dambeesay-ka-hor-jeediyay-kongareeska-maraykanka-daawo-sawirada\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Obama oo Khudbadiisii ugu dambeesay ka hor jeediyay Kongareeska Maraykanka (Daawo Sawirada)"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Madaxweynaha Dalka Mareykanka Brack Obama ayaa xalay khudbadiisii ugu danbeysay waxa uu kasoo hor jeediyey Kongareeska Maraykanka, waxa uuna kaga hadlay waxyaabihii u qabsoomay iyo guulihii uu gaaray intii uu Madxaweynaha ahaa .<\/p>\n<p>Obama oo hortaagan xubnaha congress-ka Mareykanka, ayaa u muquday nin degan, oo niyadsan, wuxuuna tusmeeyey baahida loo qabo in Mareykanka uu ka bogsoodo siyaaasadda sida qotoada dheer u kala qeybisay Mareykanka.<\/p>\n<p>Obama waxa uu sidoo kale mararka qaar si aad ah u dhaleeceynayey xubnaha Jamhuuriga ee u baratamaya sidii ay isaga ugala wareegi lahaayeen xafiiska.<\/p>\n<p>Waxa uu si gaar ah u dhaliilay \u201cSiyaasadda dadka ku beegsatay sababo la xiriira jinsigooda iyo diintooda\u201d, hadalkaas oo loo arkay inuu ku weeraray Donald Trump oo doonaya in muslimiinta laga mamnuuco Mareykanka.<\/p>\n<p>\u201cMarka siyaasiyiintu ay aflagaadeeyaan muslimiinta, marka masaajidada la weeraro, ama ciyaalka la harowsado, taasi nagama dhigeyso ammaan, waana qalad\u201d Ayuu yiri madaxweyne Obama.<\/p>\n<p>Obama waxa uu sidoo kale kuwa isaga kasoo horjeeda ku weeraray arrimaha dhaqaalaha, isaga oo leh \u201cQof kasta oo ku doodaya in dhaqaalaha Mareykanka uu hoos u dhacayo, waa qof ku sugan xaalad qiyaaali ah\u201d.<\/p>\n<p>Isaga oo ka hadlayey arrimaha dibedda, Obama waxa uu qiray halista kooxaha argagixisada ah, sida Daacish oo caalamka ka fulisay weeraro badan oo dhimasho leh. Hase yeeshee waxa uu sheegay in xagjiriinta Islaamiga ah aysan halis ku ahayn jiritaanka caalamka, isaga oo u digay kuwa ornaya in dagaalkii saddexaad ee dunida uu soo socdo.<\/p>\n<p>Obama ayaa xafiiska ka tagaya bisha January ee 2017, ayada oo Mareykanka uu dooranayo madaxweyne cusub bisha November ee 2016.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/bama_1.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/bama_2.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/bama_3.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/bama_4.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/bama_5.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/bama_6.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>abdifataah Giryaad<br \/>\nArabsiyo Main Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;-Madaxweynaha Dalka Mareykanka Brack Obama ayaa xalay khudbadiisii ugu danbeysay waxa uu kasoo hor jeediyey Kongareeska Maraykanka, waxa uuna kaga hadlay waxyaabihii u qabsoomay iyo guulihii uu gaaray intii uu Madxaweynaha ahaa . Obama oo hortaagan xubnaha congress-ka Mareykanka, ayaa u muquday nin degan, oo niyadsan, wuxuuna tusmeeyey baahida loo qabo in Mareykanka uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17363,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17362","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4w2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17362","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17362"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17362\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17362"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17362"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17362"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}