{"id":17332,"date":"2016-01-13T15:01:25","date_gmt":"2016-01-13T15:01:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17332"},"modified":"2016-01-13T15:01:25","modified_gmt":"2016-01-13T15:01:25","slug":"17332-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/13\/17332-2\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyada Somaliland Samsam Cabdi Adan oo la filayo  Inay ay Ku Jirto Isku Shaandhaynta Uu Dhawaan Madaxwayne Siilaanyo Samayn Doono"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arabsiyonews:-<\/strong>Wasiirka Maaliyada Somaliland Marwo SamSam Cabdi Adan Ayaa la FIlayaa Inay ku jirto Isku Shaandhaynta Uu dhawaan Madaxwayne Siilaanyo Ku samayn Doono Golahiisa Wasiirada<br \/>\nWaxaana Marwo Samsam Cabdi Adan\u00a0 oo Intii ay Jirtay Xukumada madaxwayne Siilaanyo Xilal kala Duwan kazoo Haysay \u00a0Dawlada isla Markaana hore u ahayd\u00a0 wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Hadana Ah Wasiirka Maaliyada Somaliland Ayaa Xil ka Qaadisteeda lala Sababaynayaa Inay kazoo Horjeedo Gudoomiye Muuse Biixi Iyo cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil saylici oo SHirwaynihii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Qabsaday Loogu DOortay Inay Noqdaan Una Tartamaan Shanta Sano ee Soo Socota jagaada Madaxwayne Iyo Madaxwayne Ku xigeen Ee Xisbiga Kulmiye.<br \/>\nHadaba Bulshada Somaliland oo Iyagu isla Dhex marayay maalmahanba Arintaasi ayaan la garanayay Waxay Samayn Doonto Wasiirka maaliyadu Hadii ay cadaato INay ku Jirto Isku Shaandhaynta .<br \/>\nIsku Shaandhaynta Uu dhawaan samayn Doono Madaxwayne Siilaanyo ayaa la Filayaa inay galaafan Doono Masuuliyiin Xilal ka Haya Xukumada Madaxawayne Siilanyo oo Aad loo hadal hayo<\/p>\n<p>Source Ramaas<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyonews:-Wasiirka Maaliyada Somaliland Marwo SamSam Cabdi Adan Ayaa la FIlayaa Inay ku jirto Isku Shaandhaynta Uu dhawaan Madaxwayne Siilaanyo Ku samayn Doono Golahiisa Wasiirada Waxaana Marwo Samsam Cabdi Adan\u00a0 oo Intii ay Jirtay Xukumada madaxwayne Siilaanyo Xilal kala Duwan kazoo Haysay \u00a0Dawlada isla Markaana hore u ahayd\u00a0 wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Hadana Ah Wasiirka Maaliyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8268,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17332","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4vy","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17332","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17332"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17332\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17332"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17332"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17332"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}