{"id":17312,"date":"2016-01-12T13:50:39","date_gmt":"2016-01-12T13:50:39","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17312"},"modified":"2016-01-12T13:50:39","modified_gmt":"2016-01-12T13:50:39","slug":"dad-shacab-ah-oo-boob-u-gaystay-xarun-laga-leeyahay-iran-oo-muqdisho-ku-taalla","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/12\/dad-shacab-ah-oo-boob-u-gaystay-xarun-laga-leeyahay-iran-oo-muqdisho-ku-taalla\/","title":{"rendered":"Dad Shacab ah oo Boob u gaystay Xarun Laga Leeyahay Iran oo Muqdisho Ku Taalla."},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Dad\u00a0 shacab ah oo gadoodsan ayaa xoog ku galay xarunta hayada Bisha cas ee taabacsan dal waynaha Iiran,kadibna waxa y dhac u gaysteen wixii xaruntaasi yaallay iyagoo\u00a0 ku hubsan qoryaha AK47-ka.<\/p>\n<p>Hayaddan oo ay dhawaan nabad sugida Somaliya ku eedaysay inay dalka ku fidinayaa Mad-habta shiicada ayaa saaka mudaharaad laga hordhigaya lagaga soo horjeedo dalka Iran.<\/p>\n<p>Dad goob joogayaal ah ayaa shabakada Tooshnews u sheegay in qofkasta oo xarunta galaa ka qaadanayay wixii gacantiisu qaadi karto ee markaasi xarunta gudeheeda yaallay.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegay in ciidamada booliska Somalia goor dambe soo gaadheen goobta iyagoo kala didiyay dadkii goobta ku sugnaa balse waxba kama qaban dadkii alaabta kala baxay xarunta gudeheeda.<\/p>\n<p>Hayaddan bisha cas ayaa tan iyo sannadkii 2011 kii ka hawl galaysay dalka Somalia,iyadoo wakhtigaasi u soo gurmatay macaluushii saamaysay koonfurta Somalia.<\/p>\n<p>Dalka Somalia ayaa dhawaan sheegay inuu xidhiidhkii dimblomaasiyadeed u jiray dalka Iran,isagoo masuuliiyinta Iran ee ka jooga u qabtay inay dalka kaga baxaan muddo 72 saacadood guhood ah .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Abdifataah Giryaad<\/p>\n<p>Arabsiyo Main Officer<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Dad\u00a0 shacab ah oo gadoodsan ayaa xoog ku galay xarunta hayada Bisha cas ee taabacsan dal waynaha Iiran,kadibna waxa y dhac u gaysteen wixii xaruntaasi yaallay iyagoo\u00a0 ku hubsan qoryaha AK47-ka. Hayaddan oo ay dhawaan nabad sugida Somaliya ku eedaysay inay dalka ku fidinayaa Mad-habta shiicada ayaa saaka mudaharaad laga hordhigaya lagaga soo horjeedo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17315,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17312","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4ve","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17312","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17312"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17312\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17312"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17312"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17312"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}