{"id":17311,"date":"2016-01-12T13:46:26","date_gmt":"2016-01-12T13:46:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17311"},"modified":"2016-01-12T13:46:26","modified_gmt":"2016-01-12T13:46:26","slug":"madaxwayne-siilaanyo-oo-dhaqan-galiyay-xeerka-kaymaha-iyo-duurjoogta-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/12\/madaxwayne-siilaanyo-oo-dhaqan-galiyay-xeerka-kaymaha-iyo-duurjoogta-dalka\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Siilaanyo oo Dhaqan Galiyay Xeerka Kaymaha iyo Duurjoogta Dalka"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta digreeto ku dhaqan galiyay xeerka ilaalinta kaymaha iyo Duur joogta dalka.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Xuseen Dayr oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay shabakada Tooshnews ayaa u dhignaa sidan:-<\/p>\n<p><strong><u>WAR-SAXAAFADEED<\/u><\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay <strong>JSL\/M\/WM\/249-3775\/012016 <\/strong>uu ku Dhaqan-geliyey Xeerka Ilaalinta Kaymaha iyo Duur Joogta Xeer Lr. 69\/2015.<\/p>\n<p><strong>MADAXWEYNUHU:-\u00a0 <\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/strong>Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/strong>Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay: \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/strong>Go\u2019aanka Golaha Wakiillada Go\u2019aan Lr. GW\/G\/KF- 29\/673\/2015 ee ku taariikhaysan 21\/12\/2015 ee ay ku ansixiyeen Xeerka Ilaalinta Kaymaha Iyo Duur Joogta JSL Xeer Lr. 69\/2015<\/p>\n<p><strong><u>Wuxuu soo saaray<\/u><\/strong><\/p>\n<p><strong>Xeerkan oo lagu baahinayo Dhaqan-galka Xeerka Ilaalinta \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Kaymaha Iyo Duur Joogta ee Jamhuuriyadda Somaliland Xeer Lr. 69\/2015.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Main Officer<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta digreeto ku dhaqan galiyay xeerka ilaalinta kaymaha iyo Duur joogta dalka. Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Xuseen Dayr oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay shabakada Tooshnews ayaa u dhignaa sidan:- WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17186,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17311","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4vd","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17311","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17311"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17311\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17311"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17311"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17311"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}