{"id":17305,"date":"2016-01-12T13:24:19","date_gmt":"2016-01-12T13:24:19","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17305"},"modified":"2016-01-12T13:24:19","modified_gmt":"2016-01-12T13:24:19","slug":"maamulka-degmada-arabsiyo-oo-ku-hungoobay-cashuur-ururin-ay-la-hortageen-ganacsatada-magaalada-iyo-shoobaro-ay-ku-qaabileen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/12\/maamulka-degmada-arabsiyo-oo-ku-hungoobay-cashuur-ururin-ay-la-hortageen-ganacsatada-magaalada-iyo-shoobaro-ay-ku-qaabileen\/","title":{"rendered":"Maamulka Degmada Arabsiyo oo ku hungoobay cashuur ururin ay la hortageen ganacsatada magaalada iyo Shoobaro ay ku qaabileen"},"content":{"rendered":"<div class=\"gmail_default\">Arabsiyo News&#8212; \u00a0 Maamulka dawlada hoose ee Degmada Arabsiyo ayaa maanta shoobaro kala kulmay ganacsatada magaalada kaas oo isku badalay \u00a0Dagaal gacan kahadal ah \u00a0iyo buuq ka dhacay xarunta Dawlada Hoose ee Degmada Arabsiyo Siday noo sheegeen ilo Xog-Ogaal ah oo ka ag dhawaa Xarunta D.Hoose waana sida tan:-<\/div>\n<div class=\"gmail_default\">&#8220;Dagaal Gacan ka hadal ah\u00a0 ayaa ka Dhacday Xarunta Dawlada Hoose ee Arabsiyo, taas oo ay sababtay kadib markii Ganacsatada magaaaladu ay Diideen inay bixiyaan Cashuur sanadadeedka loo yaqaan MACAASH MACAASH, taaso ay sabab uga dhigeen<br \/>\nin aan waxba loogu qaban magaalada Baahiyahaheeda oo Xashiishkii magaalada Albaalkasta yaalo,iyo maamulka magaalada oo ku guuldaraystay waxka qabashadoodo &#8220;talaabadan ayaa ka danbaysay markii cabashooyin isasoo taraya oo ku lidi ah dhanka maamulka dawlada hoose ay ka gudbiyeen bulshada ku dhaqan Degmada Arabsiyo,taas oo bulshada ku dhaqan Degmada Arabsiyo cod dheer marar badan warbaahinta ka sheegeen khashin baahsan oo fara baas ku haya faya dhawrka magaalada<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"gmail_default\">dhacdadana waa mid kamid ah talaabooyin ay ku muujinayaan halka ay ka tagan yihiin maamulkki uga masuulka ahaa adeegyada asaasiga ah&#8221;kaasi waxa uu ahaa mid kamid ah bulshada ku dhaqan Degmada Arabsiyo oo ka gaabsaday magaciisa oo kahadlay qaabka ay wax udhaceen talaabadan ay ku dhaqaaqeen ganacsatada magaaladu<\/div>\n<div class=\"gmail_default\"><\/div>\n<div class=\"gmail_default\">kabacdi Buuq badan oo dhacayXarunta D.hoose oo ah meesha uu dagaalku ka Bilaabmay\u00a0 ayaa Waxa<\/div>\n<div class=\"gmail_default\">la keenay Askar Badan Oo la Kala Kaxaysay Buuqii iyo Sawaxanka Dadka<\/div>\n<div class=\"gmail_default\"><\/div>\n<div class=\"gmail_default\">Wixii Warar Soo kordha kala Soco Shabakada ArabsiyoNews.com<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212; \u00a0 Maamulka dawlada hoose ee Degmada Arabsiyo ayaa maanta shoobaro kala kulmay ganacsatada magaalada kaas oo isku badalay \u00a0Dagaal gacan kahadal ah \u00a0iyo buuq ka dhacay xarunta Dawlada Hoose ee Degmada Arabsiyo Siday noo sheegeen ilo Xog-Ogaal ah oo ka ag dhawaa Xarunta D.Hoose waana sida tan:- &#8220;Dagaal Gacan ka hadal ah\u00a0 ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1496,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17305","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4v7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17305","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17305"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17305\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}