{"id":17302,"date":"2016-01-12T08:56:11","date_gmt":"2016-01-12T08:56:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17302"},"modified":"2016-01-12T08:56:11","modified_gmt":"2016-01-12T08:56:11","slug":"abwaan-weedhsame-oo-maanso-barordiiq-ah-u-tiriyay-marxum-abwan-dun-carbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/12\/abwaan-weedhsame-oo-maanso-barordiiq-ah-u-tiriyay-marxum-abwan-dun-carbeed\/","title":{"rendered":"Abwaan Weedhsame oo Maanso Barordiiq ah U Tiriyay Marxum Abwan Dun carbeed"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212; Abwaanka caanka ah ee Xasan Daahir ismaaciil Weedhsame ayaa Maanso Baroor diiq ah u tiriyay Marxuum \u00a0Abwaan\u00a0 CAli sugule Cigaal\u00a0{Dun Carbeed}, Waa tan Tixdi gabay ahaa Ila Akhrista Akhristayaaal.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"id_5694bdef439c63a15891822\" class=\"text_exposed_root text_exposed\">\n<p>Webtii cawke anigoon ka kaban welina dhiillaysan<br \/>\nAnigoon wadnuhu ii garrayn wahabna aan goynin<br \/>\nCaawana ma weer baan xidhnahay cali intaan waayey?<br \/>\nWadaniga abwaankii ahaa waracii suugaanta<br \/>\nMa-waabtihii gumaystaha necbaa warankii qoomaayey<span class=\"text_exposed_hide\">&#8230;<\/span><span class=\"text_exposed_show\"><br \/>\nDun-carbeedna maantuu wed helay dunidu waa wiige.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Waxan waayey, waayeel murtida, waajibkeed gudaye<br \/>\nWaxan waayey, waadiga hiddaha, weel nin noo dara\u2019e<br \/>\nWaxan waayey, ruux loo wakiyo, wiiqii bawdada\u2019e<br \/>\nWaxan waayey, ruux lagu wardiyo, weedhuhuu yidhiye<br \/>\nWaxan waayey, wabarkii tixdiyo, wadanaheediiye<br \/>\nWaxan waayey, waradii hiddaha, waayo-aragiiye<br \/>\nWaxan waayey, wadihii wanqalay, wowga dirireede<br \/>\nWaxan waayey, wadhi kii ku dhigay, gaalkii wecelkiiye<br \/>\nWaxan waayey, webi dhaqanku laa, oo ka wabax laaye<br \/>\nWaxan waayey, wiilkii indhaha, waaxda maqalkiiye<br \/>\nWaxan waayey,lama waarayee, waafi dun-carbeede<br \/>\nWaxan waayey, waaniye jeclaa, wadar dadkiisoo dhan.<\/p>\n<p>Rabbiyoow aadaa waarayoo wed an ka yaabayne<br \/>\nQof ku wacay, ku weecansadoo, kuna wax weydiistay<br \/>\nAdaan webin oo aan waabinoo wadhi ku soorayne<br \/>\nGacmahaan ku hoos wadhay rabboow waad I aragtaaye<\/p>\n<p>Weynoow dunuubtiisa dhaaf weliyadii raaci<br \/>\nWaafaji su,aalaha rabboow malagu weydiiyo<br \/>\nKa waraabi jannadii fardaws una dhig weylaalis<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>posted:<\/p>\n<p>A.phataah Mohammed Giryaad<\/p>\n<p>Arabsiyo Main Officer<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212; Abwaanka caanka ah ee Xasan Daahir ismaaciil Weedhsame ayaa Maanso Baroor diiq ah u tiriyay Marxuum \u00a0Abwaan\u00a0 CAli sugule Cigaal\u00a0{Dun Carbeed}, Waa tan Tixdi gabay ahaa Ila Akhrista Akhristayaaal. &nbsp; Webtii cawke anigoon ka kaban welina dhiillaysan Anigoon wadnuhu ii garrayn wahabna aan goynin Caawana ma weer baan xidhnahay cali intaan waayey? Wadaniga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17303,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17302","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4v4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17302","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17302"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17302\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17302"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17302"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17302"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}