{"id":17253,"date":"2016-01-10T16:01:08","date_gmt":"2016-01-10T16:01:08","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17253"},"modified":"2016-01-10T16:01:08","modified_gmt":"2016-01-10T16:01:08","slug":"tareen-siday-in-kabada-180-rakaaba-oo-shuf-beelay-iyo-rakaabkii-oo-ka-badbaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/10\/tareen-siday-in-kabada-180-rakaaba-oo-shuf-beelay-iyo-rakaabkii-oo-ka-badbaaday\/","title":{"rendered":"Tareen Siday in kabada 180 rakaaba Oo shuf-beelay Iyo Rakaabkii Oo Ka BadBaaday"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Tereen Rakaab oo siday 180-qof oo rakaab ah, ayaa ku shuf beelay goob u dhow caasimadda dalka Jarmalka, sida wararku sheegeen tareenkan ayaa isagoo xawaare sare ku socda uu dabku qabsaday, waxaan holcay qaybihiisa kala duwan. Laakiin wadayaashii Tareenkan ayaa ku guulaystay inay istaajiyaan tareenkaas ka hor intaan dabku wada gaadhin qaybaha rakaabka waxaana kabo ka carar kaga degay rakaabkii oo lafahooda la baxsanayo.<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/0EupQCx4pVM?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Abdifataah Mohammed Giryaad<\/p>\n<p>Arabsiyo Main Officer<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Tereen Rakaab oo siday 180-qof oo rakaab ah, ayaa ku shuf beelay goob u dhow caasimadda dalka Jarmalka, sida wararku sheegeen tareenkan ayaa isagoo xawaare sare ku socda uu dabku qabsaday, waxaan holcay qaybihiisa kala duwan. Laakiin wadayaashii Tareenkan ayaa ku guulaystay inay istaajiyaan tareenkaas ka hor intaan dabku wada gaadhin qaybaha rakaabka waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17254,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17253","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4uh","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17253","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17253"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17253\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}