{"id":17249,"date":"2016-01-10T15:51:29","date_gmt":"2016-01-10T15:51:29","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17249"},"modified":"2016-01-10T15:51:29","modified_gmt":"2016-01-10T15:51:29","slug":"argagixisadu-waa-khatar-u-baahan-in-looga-hortago-iskaashi-caalami-ah-wasiirka-gaashaan-dhiga-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/10\/argagixisadu-waa-khatar-u-baahan-in-looga-hortago-iskaashi-caalami-ah-wasiirka-gaashaan-dhiga-somalia\/","title":{"rendered":"Argagixisadu waa Khatar u baahan in looga Hortago Iskaashi Caalami ah \u201cWasiirka Gaashaan Dhiga Somalia"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;<\/p>\n<p><strong>Wasiirka Gaashaandhigga Somalia C\/qaadir Shiikh Cali Diini ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyey Saraakiil sare oo ka socota wasaaradda difaaca Ingiriiska oo uu hoggaaminayo, Jen. John Lorimer. Isagoo uga mahad-celiyay taageerada xoogan ee dawladdoodu ay la garab-taagan tahay Somalia, gaar ahaan dhanka ciidamada.\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.hiiraan.com\/images\/2016\/Jan\/201611063587990110234116420160109_090818_resized_1.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/strong><\/p>\n<p><strong>Kulanka kaddib ayuu wasiirku sheegay inay saraakiisha Britain isla soo qaadeen khatarta argagixisada ee gobolka iyo sidii wadajir looga hortagi lahaa, isagoo xusay in mar walba muhiim tahay in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay hormuud u noqdaan howlgal walba oo lagu baacsanayo cadowga.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u201cWafdiga ka socda Ingiriiska ee uu hoggaaminayo Jen. Lorimer waxaan isla soo qaadnay taageerada dowladda Ingiriiska ee ciidanka Qaranka. Waxayna ballan-qaadeen inay xoojin doonaan taageerada ay siiyaan ciidanka si loo dardar-geliyo dagaalka lagula jiro cadowga,\u201d ayuu yiri Jen. Diini.<\/strong><\/p>\n<p><strong><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.hiiraan.com\/images\/2016\/Jan\/201611063587990139105383520160109_095251_resized_1.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/strong><\/p>\n<p><strong>Sidoo kale, wasiirka oo sii hadlaya ayaa yiri. \u201cSoomaaliya waxay ka mid tahay dalalka ay Khatarta ku hayaan kooxahan ay jihadu ka luntay, Si aan u xoojino Dagaalka lagu cirib-tirayo, mar walba waxaan u baahan nahay sidii iskaashi caalami ah loogu wajihi lahaa.\u201d<\/strong><\/p>\n<p><strong>Ugu dambeyn, kulanka waxaa ku weheliyay wasiirka, agaasimaha guud ee wasaaradda gaashaandhigga, iyadoo ay goob-joog ahayd safiirka Ingiriiska u fadhida Somalia iyo dublamaasiyiin kale oo ka tirsan safaaradda Britain<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>posted<\/p>\n<p>Aphataah Mohammed Giryaad<\/p>\n<p>Arabsiyo Main Officer<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212; Wasiirka Gaashaandhigga Somalia C\/qaadir Shiikh Cali Diini ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyey Saraakiil sare oo ka socota wasaaradda difaaca Ingiriiska oo uu hoggaaminayo, Jen. John Lorimer. Isagoo uga mahad-celiyay taageerada xoogan ee dawladdoodu ay la garab-taagan tahay Somalia, gaar ahaan dhanka ciidamada.\u00a0 Kulanka kaddib ayuu wasiirku sheegay inay saraakiisha Britain isla soo qaadeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17250,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17249","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4ud","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17249","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17249"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17249\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17249"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17249"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17249"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}