{"id":17232,"date":"2016-01-09T16:06:33","date_gmt":"2016-01-09T16:06:33","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17232"},"modified":"2016-01-09T16:06:33","modified_gmt":"2016-01-09T16:06:33","slug":"guddoomiyaha-xisbiga-mucaaridka-waddani-oo-sheegay-in-uu-ka-mid-ahaa-raggii-kursiga-saaray-madaxweyne-siilaanyo-wakhtigana-ay-si-wanaagsan-u-sii-wadacayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/09\/guddoomiyaha-xisbiga-mucaaridka-waddani-oo-sheegay-in-uu-ka-mid-ahaa-raggii-kursiga-saaray-madaxweyne-siilaanyo-wakhtigana-ay-si-wanaagsan-u-sii-wadacayo\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Waddani oo Sheegay in uu ka Mid ahaa Raggii Kursiga Saaray Madaxweyne Siilaanyo, Wakhtigana ay si wanaagsan u sii wadacayo"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxman Ciro) ayaa sheegay in uu ka mid ahaa raggi Madaxweyne Siilaanyo Kursiga saaray wakhtii lagu jiray Tartanka Doorashada ee 2010-kii, waxa kale oo uu sheegay in Madaxweyne Siilaanyo Si fiican u soo wadashaqeyen, imikan uu sii Wadacayo.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cirro waxa uu sidaasi ku sheegay kulan uu la yeeshay Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee Barriga London.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cirro oo arrimahaasi ka hadlayaa waxa uu yidhi. \u201cDhammaan dadka reer Somaliland ee degen Bariga london waan hambalyeynayaa sida Qurux badan ee isoo dhaweyseen iyo sida ay u doorten Xisbiga Waddani, Xisbiga Waddani Barnaamij siyaasadeedkiisu wuxu yahay in aan qofna lagu khasbin xisbiga mana ah Jeel Xisbigu qofkii ka hela mabaadiida wuu ku soo biiri kara kii aan ka helina wuu ka bixi karaa, Aniga iyo Qoladiina Bariga London-ba waxanu ka mid ahayn dadkii Siilaanyo Kursiga Saaray, laakiin Cabdiraxman Xoog wuu ka soo horjeeday, odeyga Si wanaagsanbaan u soo wadda shaqeynay, Imikan si wanaagsanbaan u sii wadacayaa\u201dAyuu yidhi Guddoomiye Cirro<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxman Ciro) ayaa sheegay in uu ka mid ahaa raggi Madaxweyne Siilaanyo Kursiga saaray wakhtii lagu jiray Tartanka Doorashada ee 2010-kii, waxa kale oo uu sheegay in Madaxweyne Siilaanyo Si fiican u soo wadashaqeyen, imikan uu sii Wadacayo. Guddoomiye Cirro waxa uu sidaasi ku sheegay kulan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17233,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17232","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4tW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17232","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17232"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17232\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17232"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17232"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17232"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}