{"id":17222,"date":"2016-01-09T15:44:16","date_gmt":"2016-01-09T15:44:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17222"},"modified":"2016-01-09T15:44:16","modified_gmt":"2016-01-09T15:44:16","slug":"daawo-sawiradanin-taageero-u-ah-kooxda-daacish-oo-weerar-ka-geestay-dalka-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/09\/daawo-sawiradanin-taageero-u-ah-kooxda-daacish-oo-weerar-ka-geestay-dalka-mareykanka\/","title":{"rendered":"Daawo Sawirada&#8221;Nin Taageero u ah Kooxda Daacish oo Weerar ka geestay Dalka Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>Nin la sheegay in uu katirsan yahay taageerayaasha Kooxda Daacish ayaa weerar ku qaaday gaari booliis , waxaana weerarkaasi ku dhaawacay askari katirsan ciidanka booliiska magaalada Philadelphia ee dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Muuqaalo la duubay ayaa muujinaya nin bistoolad ku hubeesan oo rasaas ku furaya gaariga uu watay askariga Mareykanka, waxaama weerarkaasi la xaqiijiyay in uu ku dhaawacmay askarigii watay gaariga uu weeraray ninkan taageerayaasha Daacish katirsan.<\/p>\n<p>Ciidamada booliiska magaalada Philadelphia ayaa ku guuleestay in ay gacanta kusoo dhigaan ninka weerarka fuliyay oo la sheegay in uu yahay 30-sano jir Muslim ah kana soo jeeda Madowga Dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Taliyaha Booliiska Philadelphia Richard Ross, oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ninkan markii ciidamada qabteen kuna sameeyeen baaritaan uu qirtay in uu kamid yahay taageerayaasha Kooxda Daacish.<\/p>\n<p>Qoyska Ninkan Muslimka ah ee weerarka ku qaaday askariga katirsan booliiska Mareykanka ayaa sheegay in ninkan uu mudooyinii dambe qabay xanuun dhinaca dhimirka ah uuna ku jiray xaalad isla hadal ah.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/gun_1.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/gun_2.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/gun_3.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/gun_4.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/gun_5.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/gun_6.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nin la sheegay in uu katirsan yahay taageerayaasha Kooxda Daacish ayaa weerar ku qaaday gaari booliis , waxaana weerarkaasi ku dhaawacay askari katirsan ciidanka booliiska magaalada Philadelphia ee dalka Mareykanka. Muuqaalo la duubay ayaa muujinaya nin bistoolad ku hubeesan oo rasaas ku furaya gaariga uu watay askariga Mareykanka, waxaama weerarkaasi la xaqiijiyay in uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17223,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17222","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4tM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17222","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17222"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17222\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17222"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17222"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17222"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}