{"id":17210,"date":"2016-01-09T14:36:10","date_gmt":"2016-01-09T14:36:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17210"},"modified":"2016-01-09T14:36:10","modified_gmt":"2016-01-09T14:36:10","slug":"xoghayihii-dawladda-hoose-ee-hargeysa-oo-shaqada-laga-eriyay-iyo-mid-cusub-oo-la-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/09\/xoghayihii-dawladda-hoose-ee-hargeysa-oo-shaqada-laga-eriyay-iyo-mid-cusub-oo-la-magacaabay\/","title":{"rendered":"Xoghayihii Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Shaqada Laga Eriyay iyo Mid Cusub Oo La Magacaabay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arabsiyonews-<\/strong> Xoghayihii dawladda hoose ee Hargeysa Ibraahin Axmed Raabbi ayaa shaqada laga eryay isagoo muddo 6 bilood oo kali ah xilkaasi hayay. Warqadda xilka qaadista ayaa si rasmi ah u shaac baxday maalin uun kadib markii ilaa 8 xildhibaan oo golaha deggaanka ahi taageero la garab istaageen xoghayaha kuna majeerteen waxqabadkiisa, iyagoo sababta ku xidhiidhiyay arrimo xisbi ama siyaasadeed balse aan shaqo la xidhiidhin.<br \/>\nWarqadda lagu magacaabay xoghayaha cusub ee dawladda hoose ayaan lagu sheegin sabab xilka looga qaaday xoghayaha hore.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/SA.jpg\" rel=\"attachment wp-att-17211\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-17211\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/SA.jpg?resize=696%2C928\" alt=\"SA\" width=\"696\" height=\"928\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyonews- Xoghayihii dawladda hoose ee Hargeysa Ibraahin Axmed Raabbi ayaa shaqada laga eryay isagoo muddo 6 bilood oo kali ah xilkaasi hayay. Warqadda xilka qaadista ayaa si rasmi ah u shaac baxday maalin uun kadib markii ilaa 8 xildhibaan oo golaha deggaanka ahi taageero la garab istaageen xoghayaha kuna majeerteen waxqabadkiisa, iyagoo sababta ku xidhiidhiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17211,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17210","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4tA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17210","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17210"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17210\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17210"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17210"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17210"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}