{"id":17169,"date":"2016-01-08T16:15:06","date_gmt":"2016-01-08T16:15:06","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17169"},"modified":"2016-01-08T16:15:06","modified_gmt":"2016-01-08T16:15:06","slug":"khilaaf-siyaasadeeddalka-iiraan-oo-dacwaynaya-boqortooyada-sucuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/08\/khilaaf-siyaasadeeddalka-iiraan-oo-dacwaynaya-boqortooyada-sucuudiga\/","title":{"rendered":"KHILAAF SIYAASADEED:Dalka Iiraan Oo Dacwaynaya Boqortooyada Sucuudiga"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News-Xukuumadda Iran ayaa dacwad u gudbinaysa golaha amaanka qaramada midoobay ,taasi oo ku saabsan duqayntii diyaaradaha Sucuugu u gaysteen safaaraddii Iran ay ku lahayd\u00a0 caasimada dalka Yemen.<\/p>\n<p>Dawlada Iiran ayaa sheegtay in Sucuudigu si ogaashiyo ah u duqeeyay safaaradooda dalka Yemen,waxaana ku dhaawacmay qaar ka mid ah ilaalada xarunta safaaradda caasimada Sanca ee dalka Yemen.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Sucuudiga ayaa sheegay in ujeedadoodu ahayd maleeshiyada Xuutiyiinta oo haysta badi magaalada caasimada dalka Yemen u ah ee Sanca.<\/p>\n<p>Xiisada siyaasadeed ee u dhaxaysay dalalka Sucuudiga iyo Iiran oo muddo oo jiitamaysay ayaa maalintii Sabtidii ee todobaadkii hore xukuumadda Sucuudigu khaarajisay wadaad Shiico ahaa oo hoggaamiye ka ahaa shiicada ku nool bariga wadan ka Sucuudiga,waxaanay arintaasi ka cadhaysiisay dalka Iran iyagoo burburiyay safaaradii Sucuudigu ku lahaa dalka Iran khasaarena soo gaadhsiiyay.<\/p>\n<p>Dalka Sucuudiga ayaa xidhiidhkii saaxiibtinimo u jaray dalka Iran maalintii Axadii ee todobaadkii tagay ,iyadoo dalka Iranna maalinimadii khamiistii joojiyay guud ahaanba safaradii ganacasi ee uga iman jiray dalka Sucuudiga iyo safarkii ay dadka reer Iran ku tagi jireen dhulka Sucuudiga.<\/p>\n<p>Cilaaqaadkan xumaaday ee labada dal ayaa sababay inay dalal badan isa seegaan dalka Iiraan,waxaana xidhiidhkii diblomaasiyadeed u jaray dalka Iiraan wadamada Imaaraadka Carabta,Baxrayn,Suudaan,Djibouti,Somalia iyo qaar kale oo dhammaantood taageero siiyay dalka Sucuudiga .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Main Office<\/p>\n<p>Abdifataah Maxamed Giryaad<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News-Xukuumadda Iran ayaa dacwad u gudbinaysa golaha amaanka qaramada midoobay ,taasi oo ku saabsan duqayntii diyaaradaha Sucuugu u gaysteen safaaraddii Iran ay ku lahayd\u00a0 caasimada dalka Yemen. Dawlada Iiran ayaa sheegtay in Sucuudigu si ogaashiyo ah u duqeeyay safaaradooda dalka Yemen,waxaana ku dhaawacmay qaar ka mid ah ilaalada xarunta safaaradda caasimada Sanca ee dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17170,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17169","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4sV","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17169","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17169"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17169\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17169"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17169"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17169"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}