{"id":17159,"date":"2016-01-07T16:20:38","date_gmt":"2016-01-07T16:20:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17159"},"modified":"2016-01-07T16:20:38","modified_gmt":"2016-01-07T16:20:38","slug":"wasiirk-ku-xigeenka-warshadaha-oo-xabsiga-dhigay-gudoomiyihii-shirkadaha-lagu-wareejiyaay-haamaha-shidalka-berbera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/07\/wasiirk-ku-xigeenka-warshadaha-oo-xabsiga-dhigay-gudoomiyihii-shirkadaha-lagu-wareejiyaay-haamaha-shidalka-berbera\/","title":{"rendered":"WASIIRK KU XIGEENKA WARSHADAHA OO XABSIGA DHIGAY Gudoomiyihii  SHIRKADAHA LAGU WAREEJIYAAY HAAMAHA SHIDALKA BERBERA"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo:-Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Warshadaha Somaliland Cali Axmed Maxamed(Cali Dhegoole) ayaa maanta duhurkii amar kubixiyay in Saldhiga Dekeda Berbera lagu xidho Cali yasin oo ah Madaxa Boodhka Shirkadaha Maamulka Haamaha shiidaalka Xukumadu ka kireysay. haamaha<\/p>\n<p>Xadhiga masuulka ayaa yimi kadib markii ay cabashada shaqaalaha haamaha shiidaalku debeda usoo baxaday wasiir kuxigeenka Warshaduhuna uu ukuurgalka cabashada shaqaalaha ee dhinaca xuquuqda saaka utagay haamaha shiidaalka Berbera balse uu caqabad kala iyo ixtiraam la,aan kala kulmay Cali Yasin oo ah Madax boodhka shirkadaha Maamulka Haamaha shiidaalka la wareegay waxaana sidaas usheegay shabakada Wararka Ee Berberatoday.com wasiir Kuxigeenka wasaarada warshadaha oo isagu kamid ahaa labadii wasiir kuxigeen ee hore uga soo shaqeeyay sidii ay uhirgali lahaa heshiiska Xukumada iyo shirkadahan ka dhexeeyay ee ahaa lawareegida maamulka iyo munaafacaadkja Haamaha keydka shiidaalka Berbera.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xigasho Waaberinews<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo:-Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Warshadaha Somaliland Cali Axmed Maxamed(Cali Dhegoole) ayaa maanta duhurkii amar kubixiyay in Saldhiga Dekeda Berbera lagu xidho Cali yasin oo ah Madaxa Boodhka Shirkadaha Maamulka Haamaha shiidaalka Xukumadu ka kireysay. haamaha Xadhiga masuulka ayaa yimi kadib markii ay cabashada shaqaalaha haamaha shiidaalku debeda usoo baxaday wasiir kuxigeenka Warshaduhuna uu ukuurgalka cabashada shaqaalaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13914,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17159","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4sL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17159","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17159"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17159\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17159"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17159"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17159"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}