{"id":17142,"date":"2016-01-07T15:10:52","date_gmt":"2016-01-07T15:10:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17142"},"modified":"2016-01-07T15:10:52","modified_gmt":"2016-01-07T15:10:52","slug":"somalia-oo-xidhiidhka-u-jartay-iran-7-saacna-u-qabatay-masuuliyinta-iiran-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/07\/somalia-oo-xidhiidhka-u-jartay-iran-7-saacna-u-qabatay-masuuliyinta-iiran-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"Somalia oo xidhiidhka u jartay Iran 7 Saacna u Qabatay Masuuliyinta Iiran Ee Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyonews-War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Diblomaasiyiinta Iiraan ee ku sugan magaalada Muqdisho laga codsaday inay dalka uga baxaan muddo 72-saacadood, kadib go\u2019aankii Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ee xidhiidhka loogu jaray dowladda Iiraan.<\/p>\n<p>Sii hayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Islaamiga ee Iiraan ee Muqdisho Javad Dehghan Lotfabadi ayaa lagu wargeliyay inuu dalka ka baxo isaga iyo Diblomaasiyiinta kale.<\/p>\n<p>War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in tallaabadan ay timid kadib baaritaan dhab ah oo la sameeyay , laguna ogaaday in Iran ay ka fulineysay Soomaaliya howlo khalkhal gelinayay amniga,deganaanshaha ,wadajirka iyo midnimada Ummadda Soomaaliyeed,ayaa lagu yidhi warsaxaafadeedkan oo ay heshay shabakada Tooshnews .<\/p>\n<p>Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday Iiraan inay xushmeyso madax banaanida dowladaha, isla markaana joojiso faragelinta gudaha, ilaalisana qawaaniinta , heshiisyada caalamiga ah iyo cahdiga Vienna ee xidhiidhada diblomaasiyadeed.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa ku biirtay dalalka Jabuuti, Sudan iyo Baxreyn oo xidhiidhka u jaray Iiraan, kadib markii la weeraray Safaaradda Sacuudiga ee Tehran, waxaana dowladaha xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta ay garab istaag u muujiyeen dowladda Sacuudiga oo khilaaf xoogan kala dhaxeeya Iiraan.<\/p>\n<p>Dalka Iiraan ayaa waxa ku sugan arday kumayaal ah oo ka tagay deegaannada Somalida iyagoo waxbarasho kala duwan u jooga dalkaasi uu Somalia xidhiidhka u jara.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.net<\/p>\n<p>Muqdish,Somalia<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyonews-War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Diblomaasiyiinta Iiraan ee ku sugan magaalada Muqdisho laga codsaday inay dalka uga baxaan muddo 72-saacadood, kadib go\u2019aankii Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ee xidhiidhka loogu jaray dowladda Iiraan. Sii hayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Islaamiga ee Iiraan ee Muqdisho Javad Dehghan Lotfabadi ayaa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17143,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-17142","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4su","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17142","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17142"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17142\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}