{"id":17128,"date":"2016-01-06T19:02:57","date_gmt":"2016-01-06T19:02:57","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17128"},"modified":"2016-01-06T19:02:57","modified_gmt":"2016-01-06T19:02:57","slug":"17128-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/06\/17128-2\/","title":{"rendered":"Musharraxii Madaxwayne ku-xigeenka UCID oo Caddeeyay in Xukuumaddu u gacan-haadisay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa, (Arabsiyo news) \u2013 Musharraxii Madaxweyne ku-xigeenka ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Cabdirashiid Xasan Mataan oo dhawaan Iscasilay, ayaa Xukuumadda ku eedeeyay inay ku waddo Xod-xodasho ay isaga ku soo jiidanayso.<\/p>\n<p>Cabdirashiid Xasan Mataan, waxa uu sheegay inaanu Dalka u iman inuu ka xooleysto ee uu uga soo gurmaday Mushkilad uu sheegay inuu Dalka ku abuurey Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE.<\/p>\n<p>Cabdirashiid Xasan Mataan oo qoraal kooban ku baahiyey barta uu ku leeyahay Shabakadda xidhiidhka Bulshada ee Facebook, ayaa sheegay in Xukuumaddu dabada ka riixeyso dedaalo lagu xod-xodanayo isla-markaana ku doonayaan inay ku hirgeliyaan rabitaankooda oo ah inuu Xukuumadda ka mid noqdo. \u201cWaxa soo noqnoqanaya xodxodashada raqiis ah ee Xukuumaddu dabada ka waddo ama rabitaankooda.\u201d Ayuu yidhi, Musharraxii Madaxwayne ku-xigeenka UCID ee iscasilay, waxaanu intaa ku daray, \u201cTaageerayaashaydii iyo dhammaan Shacabka Somaliland waxaan u sheegayaa intii aan hore u sheegay oo ah \u201cDalka umaan iman in aan ka xoolaysto ee waxan u imid gurmad ah in laga badbaadiyo mushkiladda ay abuureen Xisbiga kulmiye ee god dheer ku tuuray rejadii Dalka iyo tii da\u2019yarta.\u201d<\/p>\n<p>Mr. Cabdirashiid oo sii hadlaya, ayaa sheegay in aanay ka suurtoobin inuu ka mid noqdo Xukuumadda KULMIYE, \u201cMarna igama suurtoobayso in aan qayb ka noqdo nidaamka kulmiye. Waxaa inoo ballan ah isbeddel\u00a0 insha Allaah.\u201dayuu yidhi, oo uu hadalkiisa ku soo koobay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Office<\/p>\n<p>Abdifatah Giryaad<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa, (Arabsiyo news) \u2013 Musharraxii Madaxweyne ku-xigeenka ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Cabdirashiid Xasan Mataan oo dhawaan Iscasilay, ayaa Xukuumadda ku eedeeyay inay ku waddo Xod-xodasho ay isaga ku soo jiidanayso. Cabdirashiid Xasan Mataan, waxa uu sheegay inaanu Dalka u iman inuu ka xooleysto ee uu uga soo gurmaday Mushkilad uu sheegay inuu Dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17129,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17128","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4sg","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17128","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17128"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17128\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17128"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17128"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17128"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}