{"id":17112,"date":"2016-01-06T15:23:45","date_gmt":"2016-01-06T15:23:45","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17112"},"modified":"2016-01-06T15:23:45","modified_gmt":"2016-01-06T15:23:45","slug":"somaliland-oo-xidhay-nin-pakistani-ah-oo-looga-shakiyay-fidinta-shiicada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/06\/somaliland-oo-xidhay-nin-pakistani-ah-oo-looga-shakiyay-fidinta-shiicada\/","title":{"rendered":"Somaliland Oo Xidhay Nin Pakistani ah oo Looga Shakiyay Fidinta Shiicada"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyo\u00a0 News)Dawladda Somaliland ayaa xidhay nin u dhashay dalka Pakistan oo looga shakiyay inuu fidinayay mad-habta shiicada.<\/p>\n<p>Taliyaha laanta socdaalka Maxamed Cali Yuusuf, ayaa saxaafadda u sheegay in ninkaas ay baadhisi ku socoto, \u201cWaxa weeye nin ganacsade ah oo dhalashadiisu tahay Pakistani oo ganaci ku yimid dalka, fiisahana uu u qaaday nin wakiil ka ahaa, ka dibna ninkii wakiilka ka ahaa uu ka baxay, oo aan dalka ku joogin wakiil, ka dib markii shaqaaqo iyo tuhun galay, waanu jiraa gacanta socdaalka ayaanu ku jiraa wixii ka soo baxana way soobixi doonaan.\u201d ayuu si kooban u yidhi taliye Maxamed.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.subulahanews.com\/2016\/01\/06\/somaliland-oo-xidhay-nin-pakistani-ah-oo-looga-shakiyay-fidinta-shiicada\/123-7\/\" rel=\"attachment wp-att-106669\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-medium wp-image-106669\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.subulahanews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/123-300x211.jpg?resize=300%2C211\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"http:\/\/www.subulahanews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/123-300x211.jpg 300w, http:\/\/www.subulahanews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/123.jpg 377w\" alt=\"123\" width=\"300\" height=\"211\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyo\u00a0 News)Dawladda Somaliland ayaa xidhay nin u dhashay dalka Pakistan oo looga shakiyay inuu fidinayay mad-habta shiicada. Taliyaha laanta socdaalka Maxamed Cali Yuusuf, ayaa saxaafadda u sheegay in ninkaas ay baadhisi ku socoto, \u201cWaxa weeye nin ganacsade ah oo dhalashadiisu tahay Pakistani oo ganaci ku yimid dalka, fiisahana uu u qaaday nin wakiil ka ahaa, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17114,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17112","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4s0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17112","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17112"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17112\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}