{"id":17087,"date":"2016-01-05T11:59:35","date_gmt":"2016-01-05T11:59:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17087"},"modified":"2016-01-05T11:59:35","modified_gmt":"2016-01-05T11:59:35","slug":"dalalka-sweden-iyo-denmark-oo-xadka-u-dhaxeeyay-amnigiisa-sugay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/05\/dalalka-sweden-iyo-denmark-oo-xadka-u-dhaxeeyay-amnigiisa-sugay\/","title":{"rendered":"DALALKA SWEDEN IYO DENMARK OO XADKA U DHAXEEYAY AMNIGIISA SUGAY"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Dalalka Denmark iyo Sweden ayaa adkeeyay isu socodka xadka labadooda dal u dhaxeeya.<a href=\"http:\/\/i2.wp.com\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/sweden.jpg\" rel=\"attachment wp-att-19589\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignright size-medium wp-image-19589\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/sweden.jpg?resize=300%2C225\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/sweden.jpg?resize=300%2C225 300w, http:\/\/i2.wp.com\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/sweden.jpg?resize=768%2C576 768w, http:\/\/i2.wp.com\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/sweden.jpg?resize=1024%2C768 1024w, http:\/\/i2.wp.com\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/sweden.jpg?resize=258%2C193 258w, http:\/\/i2.wp.com\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/sweden.jpg?resize=800%2C600 800w, http:\/\/i2.wp.com\/www.sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/sweden.jpg?w=1368 1368w\" alt=\"sweden\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<p>Denmark ayaa iyadu hore u adkaysay xadka ay la wadaagto dalalka Jarmalka saacado kooban, hasayeeshee dalka Sweden laftiisa ayaa isna qaatay talaabo uu ku hubinayo dadka uga soo galaya dhinaca dalka Denmark.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ku soo beegmaysa dhacdadii dalka faransiiska ee dadka badan lagu laayay, waxaanay wararku sheegayaan in dalalkan ay isaga gudbaan dadka ugu badan ee aan haysanin sharciyada.<\/p>\n<p>Hadii ay sii adkaato gelitaanka dalalkani waxa la is hor taagayaa Kumaankumka qof ee isaga kala goosha dalalkan, kuwaas oo iyagu raadsanaya nolol ka wacan midii ay hore ugu haysteen dalalkii ay dhalasho ahaan ka soo jeedeen oo ay haatan uga baxsadeen duruufo dhaqaale oo la soo dersay.<\/p>\n<p>Wadamada carbeed ee ay dagaaladu ka holcayaan, dalalka qaarada afrika iyo meelo kale oo ay duruufo ka jiraan ayaa dadyoowgoodu ay ku dac daraysan yihiin qaarada yurub.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee baadhitaanka xadka labada wadan ee Sweden iyo denmarka ayaan la ogayn inta uu sii socon doono.<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/I5fa95o_lMg?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Main Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalalka Denmark iyo Sweden ayaa adkeeyay isu socodka xadka labadooda dal u dhaxeeya. Denmark ayaa iyadu hore u adkaysay xadka ay la wadaagto dalalka Jarmalka saacado kooban, hasayeeshee dalka Sweden laftiisa ayaa isna qaatay talaabo uu ku hubinayo dadka uga soo galaya dhinaca dalka Denmark. Arrintan ayaa ku soo beegmaysa dhacdadii dalka faransiiska ee dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17088,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17087","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4rB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17087","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17087"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17087\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}