{"id":17084,"date":"2016-01-05T11:55:04","date_gmt":"2016-01-05T11:55:04","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17084"},"modified":"2016-01-05T11:55:04","modified_gmt":"2016-01-05T11:55:04","slug":"waddanka-itoobiya-oo-ahaa-dalka-kali-ah-ee-aqoonsiga-buuxa-siiyey-basaboorka-somaliland-oo-wakhtigan-joojisay-bixinta-fiisayaashii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/05\/waddanka-itoobiya-oo-ahaa-dalka-kali-ah-ee-aqoonsiga-buuxa-siiyey-basaboorka-somaliland-oo-wakhtigan-joojisay-bixinta-fiisayaashii\/","title":{"rendered":"Waddanka Itoobiya oo ahaa dalka kali ah ee Aqoonsiga Buuxa Siiyey Basaboorka Somaliland oo wakhtigan joojisay Bixinta Fiisayaashii"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo News) Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo gadhwadeenka ka yahay ayaa noqotay mid Al-baabada u soo laabtay Xidhiidhkii Dublamaasiyadeed ee ka dhexeyey Waddamada Jaarka ah, isla markana dalkii kali ah ee Safaarada kulaaha Somaliland oo ahaa\u00a0 waddanka Itoobiya ay Safaaradisii Hargeysa muddo Toban\u00a0 Cisho ah \u00a0Xidhan tahay. Illaa hada si cad looma oga sababta itoobiya ay u xidhay Safaaradeedii Magaalada Hargeysa, basle wararka xogogaal ah ee aanu helayno ayaa sheegaya in Xarumihii Itoobiya ay ku lahayd Waddanka Somaliya ee aynu jarka nahay ay shaqeynayaan Sidda Xaruntii Garoowe iyo tii Muqdisho isla marka maalin walba ay bixiyaan Fiisayaashii dalku galka waddankaasi. Safaraada Itoobiya ee Xarunteedu tahay Magaalada Hargeysa ayaa ogeysiis ay soo saartay 28 November ku sheegtay in ay joojisay Bixinta Fiisayaashii dalku galka Itoobiya, waxaana Qoraalkaasi lagu soo hor dhajiyey Xarunta Safaarada Horteeda, basle laguma sheegin wakhtiga dib loo bilaabidoonto bixinta fiisayaasha, safaaradu waxay qoraalkeeda ku soo koobtay in dib \u00a0ka soo sheegidoonto wakhtiga ay bixindoonto\u00a0\u00a0 qaadashada fiisayasha. Boqolaal shacabka reer Somaliland ah oo baddankoodu u taggi jireen Itoobiya arrimo caafimad, waxbarasho iyo dhoofa dibadeed ayaa xaniban,\u00a0 isla markana markii ay u suurto galiwayday in ay u baxaan waddankaasi ayaa waxay miciin bideen oo ay dantu ku kaliftay in ay doontan Baasaborka Soomaliya una\u00a0 doontaan \u00a0Magaalooyinka Muqdisho iyo Garoowe halkaasi ay ka qaatan fiisaha dalku itoobiya. Xidhiidhka labbada waddan ee Somaliland iyo itoobiya ayaa ahaa mid aad u fiican, isla markaan heer waxay Itoobiya\u00a0 gaadhay ay Basaborka Somaliland ka dhigto mid ka mid ah basaboorada loogu Ixtiraam badan yahay waddankooda.<\/p>\n<div class=\"really_simple_share really_simple_share_button robots-nocontent snap_nopreview\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo News) Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo gadhwadeenka ka yahay ayaa noqotay mid Al-baabada u soo laabtay Xidhiidhkii Dublamaasiyadeed ee ka dhexeyey Waddamada Jaarka ah, isla markana dalkii kali ah ee Safaarada kulaaha Somaliland oo ahaa\u00a0 waddanka Itoobiya ay Safaaradisii Hargeysa muddo Toban\u00a0 Cisho ah \u00a0Xidhan tahay. Illaa hada si cad looma oga sababta itoobiya ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17085,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17084","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4ry","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17084","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17084"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17084\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17084"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17084"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17084"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}