{"id":17065,"date":"2016-01-04T16:42:01","date_gmt":"2016-01-04T16:42:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17065"},"modified":"2016-01-04T16:42:01","modified_gmt":"2016-01-04T16:42:01","slug":"soomaalida-kunool-dalka-denmarka-iyo-wakiilada-xawaalada-soomaaliyeed-oo-qoorta-iskula-jira-warbixin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/04\/soomaalida-kunool-dalka-denmarka-iyo-wakiilada-xawaalada-soomaaliyeed-oo-qoorta-iskula-jira-warbixin\/","title":{"rendered":"Soomaalida kunool dalka Denmarka iyo Wakiilada Xawaalada Soomaaliyeed oo qoorta iskula jira (Warbixin)"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Bulshada Soomaalida ah ee ku dhaqan dalka Denmark ayaa cabasho xoogan ka muujiyay lacago la sheegay in lagu kordhiyay dirista xawaaladaha Soomaaliyeed ee ka howlgala dalkaasi.<\/p>\n<p>Wakiilada xawaaladaha Soomaaliyeed ee ka shaqeeya Dalka Denmark ayaashir qarsoodi ah ay yeesheen waxa ay ku go&#8217;aansadeen iney ku daraan 2 dollar oo dheeri ah lacagaha markii hore loogu diri jiray dadka Soomaaliyeed boqolkii Dollarba..<\/p>\n<p>Adeega dirista Xawaaladaha waxa uu ahaa markii hore 5 dollar boqolkiiba iyo 2 Dollar iyo bar oo ku sheegaan in ay ku ilaaliyaan rate ka dollar ama heerka sarifka lacagta Dollarka, lakin iminka waxa ka dhigeen 7 dollar boqolkiiba iyo 2 dollar iyo bar sarifka ah , waana Isku darka 9 dollar boqolkiiba.<\/p>\n<p>Wakiilada ayaa iskood u gaaray go&#8217;aankaan iyagoo aan jawaab qancisa siinin macaamisha ku xirneed Xawaaladahaasi, waxa ayna arintan kusoo beegeen xili ay bisha dhamaatay ayna inta badan dadka Soomaaliyeed ee dalkaasi kunool lacago biilal ah u diraan eheladooda oo Soomaaliya iyo meelo kale kunool.<\/p>\n<p>Go&#8217;aankan ay gaareen Wakiilada Xawaaladaha Soomaaliya ayaa arinta layaabka leh waxa ay tahay in Denmark kaliya uu quseeyo oo aysan dalalka kale nala qabin dhibaatadan sida dalalka dariska la ah Dalkaasi ee Sweden ,Norwey iyo wadamo kale.<\/p>\n<p>Waxaa arintan aad uga carooday Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee kunool dalka Denmarka, waxa ayna ugu baaqeen in dhamaan ay isku soo baxaan Soomaalida kunool dalkaasi si ay u muujiyaan dareenkooda ku&#8217;aadan lacagtan dul saarka ah ee lagu soo rogay.<\/p>\n<p>Soomaalida kunool Dalka Denmarka ayaa qaarkood ku adkaatay in ay eheladooda u diraan lacagaha biilasha halka qaar kalana ay lacagaha ay u dhiibteen kana xawisheen xawaalado kale oo kuyaala Wadamada dariska la ah dalka Danmark.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo Main Offiec<\/p>\n<p>Abdifataah Giryaad<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Bulshada Soomaalida ah ee ku dhaqan dalka Denmark ayaa cabasho xoogan ka muujiyay lacago la sheegay in lagu kordhiyay dirista xawaaladaha Soomaaliyeed ee ka howlgala dalkaasi. Wakiilada xawaaladaha Soomaaliyeed ee ka shaqeeya Dalka Denmark ayaashir qarsoodi ah ay yeesheen waxa ay ku go&#8217;aansadeen iney ku daraan 2 dollar oo dheeri ah lacagaha markii hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17071,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17065","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4rf","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17065","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17065"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17065\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17065"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17065"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17065"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}