{"id":17038,"date":"2016-01-03T16:43:50","date_gmt":"2016-01-03T16:43:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17038"},"modified":"2016-01-03T16:43:50","modified_gmt":"2016-01-03T16:43:50","slug":"top-news-faysal-cali-waraabe-oo-ku-baaqay-in-madaxtooyada-somaliland-cagaf-la-galiyo-oo-la-dumiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/03\/top-news-faysal-cali-waraabe-oo-ku-baaqay-in-madaxtooyada-somaliland-cagaf-la-galiyo-oo-la-dumiyo\/","title":{"rendered":"TOP NEWS:- FAYSAL CALI WARAABE OO KU BAAQAY IN MADAXTOOYADA SOMALILAND CAGAF LA GALIYO OO LA DUMIYO"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Arabsiyo News:- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in ay ahayd in la burburiyo oo weliba cagaf la mariyo qasriga madaxtooyada Somaliland maadaama buu yidhi uu ahaa gurigii Moorgan.<\/p>\n<div id=\"attachment_16381\" class=\"wp-caption alignleft\"><a href=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/faysal.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16381\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-16381\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/faysal.jpg?resize=461%2C259\" alt=\"faysal\" width=\"461\" height=\"259\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"wp-caption-text\"><em><strong>Photo File:- Gudoomiye Faysal Cali Waraabe<\/strong><\/em><\/p>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, ayaa nasiib darro ku tilmaamay in ninkii dadka reer Somaliland xasuuqay gurigiisii uu xukuumadda Somaliland u yahay Qasri madaxtooyo. Isagoona sheegay in ay ahayd in la dumiyo si aanu raadkiisu u sii joogin.<\/p>\n<p>Faysal Cali Waraabe, ayaa hadalkan ka sheegay munaasibad ay habeen hore ku soo martiqaadeen dhalinyarada beesha uu kasoo jeedo Guddoomiyuhu, \u2018\u2019Gurigaa ceebteenna Moorgan dhistay anigu garan maayee maxaynu nidhaahnaa?, Qasriga Madaxweynaha ayay yidhaahdaan, Moorgan baa dhistay\u2026 ninkii dadka<\/p>\n<p>gawracay baa dhistay , inaynu duminno bay ahayd inaynu cagaf marinno si aanu raadkiisu usii joogin, innagu waxaynu ula baxnay qasriga madaxweynaha,..\u2019\u2019 ayuu yidhi Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.<\/p>\n<p>Dhanka Kale, Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa dhalinyaradii kulankaas soo qaban-qaabisay u soo jeediyay inay ilLaashadaan qarannimada dalkooda Somaliland, isagoona dhalinyarada usoo jeediyay inay ka shaqeeyaan midnimada Somaliland Bari illaa Galbeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News:- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in ay ahayd in la burburiyo oo weliba cagaf la mariyo qasriga madaxtooyada Somaliland maadaama buu yidhi uu ahaa gurigii Moorgan. Photo File:- Gudoomiye Faysal Cali Waraabe &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17039,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17038","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4qO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17038","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17038"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17038\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}