{"id":17035,"date":"2016-01-03T16:38:13","date_gmt":"2016-01-03T16:38:13","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=17035"},"modified":"2016-01-03T16:38:13","modified_gmt":"2016-01-03T16:38:13","slug":"deg-deg-akhri-war-saxaafadeed-ka-soo-baxay-madaxtooyada-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/01\/03\/deg-deg-akhri-war-saxaafadeed-ka-soo-baxay-madaxtooyada-somaliland\/","title":{"rendered":"DEG DEG :- AKHRI WAR SAXAAFADEED KA SOO BAXAY MADAXTOOYADA SOMALILAND"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p align=\"center\"><strong><u>WAR-SAXAAFADEED<\/u><\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><strong>JSL\/M\/DEC\/249-3756 \/012016<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/strong>ku mudeeyey wakhtiga Diiwaangelinta Codbixiyayaashu ay dalka ka bilaabmi doonto.<\/p>\n<p><strong>Madaxweynuhu:-<br \/>\n<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/strong>Qodobka 90aad ee Dastruurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0<\/strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qodobka 28aad ee Wax-ka-beddelka iyo Kaabista Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Xeer Lr. 37\/2007;<\/p>\n<\/div>\n<p><strong>Markuu Tixgeliyey:\u00a0<\/strong>\u00a0\u00a0 Qoraalka Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee summaddiisu tahay GDQ\/XK\/498\/2016, kuna taariikhaysan 02\/01\/2016, ujeeddadiisuna tahay Codsi Ku-dhawaaqidda Wakhtiga La Bilaabayo Diiwaangelinta Codbixiyayaasha;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p align=\"center\"><u><strong>Wuxuu Go\u2019aamiyey<\/strong><\/u><\/p>\n<p>In Diiwaangelinta Codbixiyayaashu ay dalka ka bilaabmi doonto Gobolka ugu horreeya oo ah Gobolka Togdheer, taariikhdu marka ay tahay 16\/01\/2016.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><u>ALLAA MAHAD LEH<\/u><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay\u00a0JSL\/M\/DEC\/249-3756 \/012016\u00a0ku mudeeyey wakhtiga Diiwaangelinta Codbixiyayaashu ay dalka ka bilaabmi doonto. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Qodobka 90aad ee Dastruurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qodobka 28aad ee Wax-ka-beddelka iyo Kaabista Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Xeer Lr. 37\/2007; Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0 Qoraalka Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee summaddiisu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17034,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-17035","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-4qL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17035","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17035"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17035\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17035"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17035"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17035"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}